“Caaqil Dambe iyo Suldaan Dambe oo iska soo Cummaamata oo Dawladdu Aqoonsanaysaa Ma Jiro” Wasiirka Arrimaha Gudaha
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa shallay mar uu la hadlayey qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in...
Maareeyaha Dekadda Berbera oo Si Adag u Beeniyay Warar Sheegayey in Dekadda La Wareejinayo
Berbera(SLpost) - Maareeyaha dekedda Berbera Eng Cali Xoor-xoor iyo kuxigeenkiisa oo goor dambe oo xalay ah saxaafadda kula hadlay dekedda Berbera ayaa ka jawaabay...
Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Degmo Ingiriiska ka mid ah oo Aqoonsatay Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in dawladda Somaliland soo dhawaynayso go’aan ka soo baxay golaha degaanka ee degmada...
SNM IYO ISLAAX!!?
Qalinkii : Ahmed Ali Kaahin Ishabaynta bulshooyinkam Qaabab nolosha lagu waajahaayo waxay ka qaataan ilo kala gadisan oo kala jaada oo ay u doortaan ama...
“AHN Cawke ayaa ii Bixiyey Magaca Jidhif Habeen Caddo ah oo aannu Kubbad Wada Ciyaaraynay” Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Jidhif
Hargeysa(SLpost)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif),ayaa si qoto dheer uga waramey waayo xusuus leh oo ay caruurnimadoodii soo wada...
Daacish oo Khaarajiyey Laba Nin oo u Kala Dhashay Shiinaha iyo Noorway
(SLpost)- Daacish ayaa soo bandhigtay sawirada labo nin oo u dhashay dalalka Norway iyo Shiinaha, kuwaas oo ay afduub u heysteen muddo. Labada nin oo...
Maalinta Xog-ururinta Somaliland oo Hargeysa Lagu Xusay- WQQ&H
Hargeysa (SLpost)-Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa qabatay kulan lagu xusaayo maalinta tirakoobka Afrika (Africa Statistics Day) iyo Maalinta Tirakoobka Somaliland oo wada socda. Kullankaas waxaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

