SARAAR: Booliska oo Ka Hadlay Dil Habeen Hore ka Dhacay Degmadda Oog
Caynabo(SLpost)-Habeen hore dil ka dhacay deegaanka degmada Oog ayay ciidammadda booliska, millatariga iyo maamulka degmadda iyo gobolkuba ka hawl galeen iyagoo kaashanaya bulshada deegaanka...
Xildhibaan Dhakool oo ka Waramay Weerarkii Gurigiisa Laascaanood iyo Cidda uu u Aannaynayo
Hargeysa(SLpost)- Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerar habeenimadii Salaasada lagu qaaday...
“Socdaalka Madaxweynuhu ku Joogo Berbera Waa mid Gaar ah” Afhayeenka Madaxtooyada
Berbera (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay warar ay warbaahintu ka qortay in gacan ku haynta dekedda Berbera lagu wareejinayo shirkado ajanabi ah kuwaas...
Qaramada Midoobay oo Isku Raacay in Daacish La Weerarro
Paris(SLpost) - Golaha ammaanka ee qaramada midoobeey ayaa si aqlabiyad ah waxa ay u meel mariyeen qaraar dhammaan dalalka awooda leh ay kaga qeybgalaan...
Qabiil iyo Qaran waa Laba aan is Raacin: Saamaynta Taban ee Dhaqanka Qabiil ku Leeyahay Qaranka
Marka hore Qoraalkan kooban waxa aynu ku eegaynaa mushkiladda qabyaaladda iyo sida ay liddiga ugu tahay qarannimada. Liddinnimada lafteeda doodi ka ma madhna oo waxa jira...
MALI: Dablay Qabsatay Huteel Kuwa Lagu Raaxaysto ah
Bamako (SLpost) - Dablay hubaysan ayaa qabsatay Hotel caan ah oo ku yaala badhtamaha caasimada Mali ee Bamako. Dablayda ayaa galay hotelka galinkii hore...
BERBERA: Madaxweynaha oo Salaaddii Jimce la Tukaday Shacabka, Qaar ka Mid ah Waddooyinkana Soo Kormeeray
Berbera(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo shalay safar shaqo iyo shakhsi ah ku tagay Magaalo xeebeedka Berbera ayaa maanta Salaadii Jimcaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

