Home“Caaqil Dambe iyo Suldaan Dambe oo iska soo Cummaamata oo Dawladdu Aqoonsanaysaa...

“Caaqil Dambe iyo Suldaan Dambe oo iska soo Cummaamata oo Dawladdu Aqoonsanaysaa Ma Jiro” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa shallay mar uu la hadlayey qaar ka mid ah madaxdhaqameedka  Somaliland ayaa waxa uu sheegay in aan imika wixii ka dambeeya wasaaradda arrimaha guduhu aqbali doonin oo aannay aqoonsanayn caaqil ama suldaan ay reerkiisu iska cumaamataan, qawaaniinna laga soo saari doono maadaama oo tiradoodu bateen.

 

 

Wasiirku isaga oo qaraarkaa ka hadlaya waxa uu yidhi “Waxaad moodaa in uu biyo dhacayo ama uu badanayo si qayrul caadi ah numberka madaxdhaqameedka, hadday yihiin salaadiinta iyo hadday yihiin cuqaashaba. Taa waxa aannu ku sheegnay in aannu sanadka awalkiisii soo saarnay qaraar kaasoo odhanaya in aan la ictiraafi doonin suldaan dambe oo la sameeyo ama caaqil dambe oo iska soo cumaamata ilaa laga samaynayo sharci lagu qiimeeyo cidda suldaan ama caaqil noqonaysa”

 

 

Warrancadde waxa uu sheegay shuruudaha ku xidhan caaqilnimida iyo shuruuddii hore ee wax laga bedelay waxaanna uu yidhi “Cuqaasha shuruudahooda waxa ka mid ahaa in uu caaqilku bixin karo hadday maggi ku soo hooyato. Xeerkan cusubna waxa ugu horeeya in caaqilka qoyskiisu ay bixin karaan saddex maggood oo mar u soo wada hoyday, taa waxa looga jeedaa in nabad gelyada la ilaaliyo oo aan caaqilka ama qoysku odhan waxaa dhacay ma qaadi karno ama aannay ka soo bixu doonin shuruudahaa. Sidaas awgeed qawaaniin baannu soo wadnaa gobolada oodhan waannu marinaynaa, waxa aanaanu u sheegaynaa caaqil dambe iyo suldaan dambe oo iska soo cumaamata oo dawladdu aqoonsanayso in aannu jirin”

 

 

 

https://youtu.be/6LnI_fTGTuc

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories