Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Hambalyo Meher Wacan: Dr. Maxamed-Amiin Cismaan Muuse iyo Niciima Farxaan Cismaan

    Asxaabta kala ah: Ibraahim Axmed Cabdi, Axmed Maxamed Cali Badde, Ridwaan Axmed Cabdi, Mustafe Cabdilaahi Cumar, Cabdishakuur Raage, Khadar Maxamuud Gaaxnuug, Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed...

Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke. W/Q Suxufi Xuseen Cali Nuur

  Allaah ha u naxariistee  Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex...

Dhallaankii Waalidkii Dhibay!!

    In aan la yaabo maaha oo aniguba sidan si la mid ah ama u dhaw ayaan samayn jiray waxaanan ku samayn jiray qof iga...

“Waxaan Rajaynayaa Carwooyinka Somaliland iyo Tukaanada in Timirta Buluxaar ka Baxda Lagu Iibin Doono Mustaqbalka Dhow” Wasiirka Beeraha

      Bulaxaar(SLpost)- Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Beeraha ayaa jimcihii shallay ka beeray degmada Buluxaar Geedka Timirta oo ay Lixdameeye Sano ka mid...

Ina-Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka. Qeybta 1aad

    "Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee,...

Masuuliyiinta Ugu Sareeya ee Caddaaladda iyo Garsoorka Qaranka oo Hawlo Shaqo u Tagay Gabiley iyo Boorama

  Boorama(SLpost) - Guddoomiyaha maxakamadda sare Aadan Xaaji Cali, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan, iyo wasiirka caddaaladda Axmed Faarax Cadarre, ayaa socdaal...

MAALI: Howlgalkii Hudheelkii la Weeraray oo la soo Afjaray iyo Xaalad Deg-deg ah oo la Geliyay Dalka

    Bamako(SLpost)-Ciidamada amniga dalka Maali iyo kuwo caawinayay ayaa soo afjaray howlgalkii weerarkii Radisson Blu Hotel oo ku yaalla magaalada Bamako ee xarunta dalka Maali,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img