Guddoomiyaha Ucid oo Musharixii Xisbiga Iska Casillay Ku Sheegay in uu ka Cararay Qiimayn lagu Samaynayo Masuuliyiinta Xisbiga Dhexdiisa
Hargeysa(SLpost)- Eng Faysal Cali waraabe, guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay is casilaadda murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga UCID Cabdirashiid...
Degmooyinka Buuhoodle, Dilla iyo Qorilugud oo Ambalaasyo Lagu Wareejiyay
Hargaysa(SLpost):- Guddoomiyeyaasha saddexda gobol ee Gabiley, Buuhoodle iyo Awdal ayaa saddex gaadhi oo Ambalaas ah ka gudoomay Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi...
“Xisbiga UCID Waxa Maalin Walba La Jarayey Xidid Iyo Xubin ka Mid ah” Cabdirashiid Xasan Mataan oo Iscasillay
Hargaysa(SLpost)- Murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Ucid Md Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii murrashaxnimo ee xisbiga Ucid. Mudane...
Somaliland oo Digniin Adag ka soo Saartay Qorshaha Wada Hadalada ee Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan
Hargeysa(SLpost) - Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia,...
DEGDEG: Musharaxa Madaxweyne-Xigeen ee UCID oo Iscasilay
Hargaysa(SLpost)-Masuul sare oo ka tirsan xisbiga caddaalada iyo daryeelka Somaliland UCID ayaa iska casilay xubinnimadii xisbigaasi. Murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Ucid Md Cabdirashiid...
Ina Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka. Qormada 3aad
"Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee,...
Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Bristol oo Booqatay Xarunta Xisbiga KULMIYE iyo Jewiga lagu qaabilay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, ahna Muwaadinad u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Hibaaq Jaamac, ayaa booqasho ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

