HomeSomaliland oo Digniin Adag ka soo Saartay Qorshaha Wada Hadalada ee Turkiga...

Somaliland oo Digniin Adag ka soo Saartay Qorshaha Wada Hadalada ee Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost) – Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia, waxaanay shacabka iyo madaxdhaqameedka uga digtay in laga qayb galo shirkasta oo ku saabsan masiirka.

 

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay inay dawladda Somaliland shirarkii Turkigu dhexdhexaadinayay u aragtay miday Somaliland kagala mid dhigaysay bulshada Kurdida ee Turkiga oo kale, sidaas darteedna Somaliland dib uga baxday qorshihii wada hadal.

 

Wuxuu wasiir Warancadde digniin adag u diray dawladda Turkiga iyo Somalia oo uu u sheegay inaanay soo faro galin arrimaha siyaasadda Somaliland. Waxa uu sheegay in Somaliland goosatay in dhexdhexaadin balaadhan oo dawladda caalamku goobjoog ka yihiin mooyee aanay shir Turki dib uga qayb gali doonin.

Halkan kala daawo digiinta Xukuumadda Somaliland.

 

 

https://youtu.be/HMdcJOtBa1Y

 

Raysal-wasaare ku xigeeenka Soomaliya ayaa sheegay inay doonayaan in qorshe cad laga yeesho wada hadala u dhexeeya Somaliland iyo Somalia oo uu sheegay inay natiijo wanaagsan yeelan doonaan mustaqabalka.

“In qorshe cad oo muddaysan lagu jaangooyo wada hadalka Somaliland iyo Somaliya oo dhalin karta natiijo la taaban karo”ayuu yidhi Maxamed Cumar Carte Qaalib raysal-wasaaraha dawlada Somaliya.

 

 

Somalilandpost.net, Hargeysa Office

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories