Dawladda Itoobiya oo ka hadashay Markabka Hubka sida ee Dekedda Berbera iyo Sarkaal soo indha-dheeya oo ay u dirtay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horeysay ka hadashay Markab dhowaan ku soo xidhay dekedda Berbera, kaas oo xukuumadda Somaliland xannibtay kaddib markii...
Boqor Bad-madow oo Naqdiyey Hadal ka soo yeedhay Suldaan Xiiray
Hargeysa (SLpost)- Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad-madow) oo k atirsan madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa naqdiyey hadal ka soo yeedhay Suldaan Xiiray oo k atirsan madax-dhaqameedka...
“Ninka Puntland u hadlay ma yaqaan Shuruucda Badaha, waxaan filayaa inuu yahay Qolyaha Xoolo raacatada ah”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa Hadal ka soo yeedhay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo la xidhiidhay markab hub sida...
Somaliland oo Codsatay Taageero lagula Dagaallamo Dambiyada Badaha ka Dhaca
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa weydiisatay Midowga Yurub taageero dheeraad ah oo loo fidiyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha si awood buuxda loogu helo la-dagaallanka...
Rober Mugabe oo loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Addis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyaha ugu da’da wayn Madaxda Qaaradda Africa, ayaa loo doortay guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika 12- bilood ee sanadkan 2015-ka, isaga oo...
Somaliland oo Qaramada Midoobay kala kaashanaysa Baadhista Hub Saaran Markab ku xidhan Marsada Berbera oo la qabtay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay Qaramada Midoobay gaadhsiisay baaq ku wejahan Baadhista hub sifo sharci-darro ah lagu soo geliyey dalka oo lagu...
Xisbiga UCID oo Aaminsan inaanay Doorasho Ka dhici Doonin dalka Wakhtigii loo muddeeyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

