Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb-galay Xuska sannad-guurada 21aad ee Ciidanka Qaranka iyo nuxurka Khudbad dhiirri-gelin xambaarsan oo uu u jeediyey

Dararweyne (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta ka qayb-galay xuska sannad-guurada 21aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidanka Qaran Somaliland...

“Waxaan beddelaynaa dhuumaha biyaha soo gaadhsiiya Hargeysa ee Geed-deeble oo afartan sannadood shaqeynayey”

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Michele Cervone d'Urso, ayaa hadlay Mashruuca Biyo-ballaadhinta magaalada Hargeysa oo la dhammaystiray wejigiisa hore oo...

Socdaalkii Buur iyo Bannaan wuxuu Daliil u ahaa Guulaha Xukuumadda M-weyne Axmed Silaanyo!

Socdaalkii dheeraa ee Buur iyo Bannaan ee M/weynaha JSL iyo weftigiisii cuslaa ay ku marayeen gobollada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka oo dhan wuxuu...

Midowga Yurub oo ka Fiirsanaya Laba Dariiq oo ay Taageeradooda Dhaqaale u soo mariyaan Somaliland iyo Qorshahooda Dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Midowga Yurub oo Somaliland ka taageera dhaqaalaha lagu bixiyo dhinaca horumarinta adeegyada bulshada iyo dhiirrigelinta nidaamka dimuqraadiyadda, ayaa shaaca ka qaaday inay...

Dawladda Talyaaniga oo Hargeysa ka furtay Kulan-nabadeed Heer Caalami ah oo ay ka qayb-qaadanayaan Lix Waddan oo Somaliland ku jirto

Hargeysa (SLpost)- Kulan Heer Caalami ah oo qaban-qaabadiisa ay iska kaashadeen jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacad ku taalla waddanka Talyaaniga, ayaa maanta xarunta Jaamacadda Hargeysa...

Madaxweyne Siilaanyo oo furay Mashruuc lagu hirgeliyey 350 Guri oo loo dhisay Qoysas Danyar ah (DAAWO SAWIRRO)

Hargeysa (Slpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad xadhigga laga jiray 350 dhisme oo loogu talo-galay dadka dan-yarta ah...

“Maanta, nin kastaaba Suldaanbuu qaatay, ninkii la doonaaba Caqilbuu qaatay, waxaan leeyahay nidaamkii Salaadiinta yaan la kharribin”.

HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe), ayaa ka hadlay isbeddel uu sheegay inuu ku yimi qiimihii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img