Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku-beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa caawa soo saaray digreetooyin xambaarsan Xil-ka-qaadis, isku-beddel iyo magacaabis qaar ka tirsan badhasaabbada Gobollada dalka. Sida...

Sooyaalka Wargaysyadii Ka Soo Bixi Jiray Somaliland 1949-kii ilaa 2015-ka, Aasaaskoodii iyo Tifaftirayaashoodii – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Wargeysyadii 1949-kii ilaa 1960-kii. Wargayskii ugu horeeyey ee ka soo baxa waxa la odhan jiray AL-UMMA, oo micnaheedu yahay ummaadda. Waxaanu soo baxay sannadkii 1949-kii....

Salaadiinta Somaliland oo ka Markhaati-kacay Wax-qabadka Wasiirka Caafimaadka

Hargeysa (SLpost)- Madax dhaqameedka Somaliland qaarkood, ayaa si balaadhan u bogaadiyey waxqabadka Wasaaradda Caafimaadku ka hirgelisay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka iyo kaalinta uu Wasiirka...

Boqor Bad-Madow oo Raali-gelin ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Boqor Buur-madow

Hargeysa (SLpost)- Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad-madow) oo ka mid ah Hoggaanka Dhaqanka Somaliland, ayaa shacabka raalli-gelin ka siiyey hadal uu sheegay in uu...

Turkish role on Somaliland-Somalia talks: Mediator or Partial?

The first Somali flag was waved over Somaliland in 26th June 1960 after it gained its independence from Britain which had been ruling as...

Shir-nabadeed lagu Heshiisiinayo laba beelood oo ka furmay degmada Taleex

Hargeys (SLpost)- Shir laba beelood lagu heshiisiinayo, ayaa ka furmay deegaan ka tirsan magaalada Taleex oo ka tirsan Gobol Sool, taas oo Qiyaastii 180-KM...

Qaylo-dhaan loga soo saaray Dhimashada Xoolaha oo Kor u Kacday iyo Doodda Wasaaradda Xannaanada Xoolaha

Hargeysa (SLpost)- Bulshada Xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan Degmada Dilla ee Gobolka Awdal iyo nawaaxigeeda, ayaa walaac ka muujiyay Cudurro Saf ah oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img