Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda UNFPA iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiskiisa ku qabilay wakiilka haya’dda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta iyo Ilaalinta...

Telesom oo ururka SOLJA siisay mashaariic lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa kulan casho-sharaf ku qaabishay Hogaanka cusub ee dhowaan loo doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Munaasabadan oo lagu...

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo caawa ku Dhawaaqay Gole Wasiirro ah oo ka tiro badan Xukuumaddii uu dhowaan kala diray (Akhriso Liiska)

MUQDISHO (SLpost)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Xukuumaddii labaad ee uu dhiso muddo bil-gudahed ku siman...

Waa Maxay Mowqifka Beesha Bariga Burco ka Qabtaa Muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo? – Boqor Buur-madow oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mid Hogaanka dhaqanka Somaliland, gaar ahaana madax-dhaqameedka Beesha Madaxweyne Siilaanyo, ayaa taageeray muddo-kordhin loo sameeyo...

Nuxurka Daraasad daboolka ka qaadday Dedaallo qarsoodi ah Laysugu soo dhawaynayo Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Hay’ad lagu magacaabo Conflict Dynamics, ayaa dhowaan soo saartay daraasad ku saabsan qaabka ugu habboon ee xalka u noqon kara is-afgarad laga...

Hargeysa: Imaam Masaajid oo ka badbaaday Isku-day Dil Fool-Xun oo lala beegsaday

HARGEYSA (SLpost)- Waxa shalay Isku-day dil oo fool-xun ka badbaaday imaamka masaajid ku yaala Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa, kaddib markii nin Baatrool iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img