Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Safiirka Somaliland ee Imaaraadka oo Ka waramay Mashaariic Imaaraadku Ugu Deeqay Somaliland

  Hargeysa(SLpost)- Safiirka Somaliland ee u fadhiya Imaaraadka ayaa ka waramay mashaariic imaaraadku ka fulinayo Somaliland. Safiirka ayaa sheegay in uu Hargeysa u u yimid...

Dhaxalkii Askariga! Qaybtii 7aad

Waa taxane daba socda qoraalladii hore ee aynu kaga hadlaynay saadaasha hogaamineed ee gudoomiye Muuse Biixi Cabdi. Muuse Biixi ma leeyahay bisayl siyaasadeed: Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye,...

WARBIXIN: Xaaladda Xuquuqal Insaan ee Somaliland- HRC

Hargeysa(SLpost)-Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay maanta soo saartay warbixinta ku saabsan xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland. Xarunta Xuquuqal Insaanku waa urur tabaruc ah oo aan...

Xabaashii bay Qadisay

Waxa lala soo gaadhey cusbitaalka guud ee Hargeysa goor habeenimo ah, awood umay laheyn inay hadasho amaba dhaqdhaqaaqdo dirqi iyo tu xun bay kusoo...

HARGEYSA: Maxkamadda Gobolka oo Sanduuqa Lacagta ee Dawladda Hoose ku Leedahay Bangiga Dhexe

Hargeysa(SLpost)-Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ayaa amartay in xayiraad la saaro sanduuq xisaabeedka (Account) ay dawladda Hoose ee Hargeysa ku leedahay Bangiga dhexe, kadib markii  ay...

Dhallinyar Dalka Dibadiisa ku Soo Bartay Hagidda Diyaaradaha oo Madaxweynaha La kulmay

Hargeysa(SLpost)- 13 arday oo tababar ku saabsan hagidda diyaaradaha muddoo todoba bilood ah ku soo qaatay dalka Itoobiya ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay madaxweynaha...

Milay Lumiye!

  Waayadii hore marka ay asxaabtu muddo badan kala raagto waa ay isku soo boholyoobi jireen oo kolka ay meel ku kulmaan, maqaaxi, gurri, goob...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img