Wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo mar kale Dib-u-dhac ku yimi muddo kooban
Hargeysa (SLpost)- Wada-hadalladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia oo lagu waday inay maanta ka furmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa mar kale dib-dhac...
Badhasaabka gobolka Selal oo lagu eedeyey inuu Qaranka Somaliland Khiyaameeyey oo uu Djibouti la shaqeeyo iyo Sababaha loo aaneeyey
Saylac (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Selel Cabdirisaaq Waabberi Rooble, ayaa lagu eedeeyey xil-gudasho la’aan iyo Khiyaamo Qaran, isla markaana uu yahay nin Jabuuti u shaqee...
Cabsida Barnaamijka Nukliyeerka Iiraan oo Isu-soo-dhaweeyey Sucuudiga iyo Israa’iil oo Shuruudo is-weydaarsaday
Sucuudiga oo Ogolaaday in Hawadooda Sare ay isticmaali karaan Diyaaradaha Dagaalka Israa'iil weerar ay ku qaadaan Dalka Israa'iil marka loo baahdo Brussels (SLpost)- Barnaamijka Nukliyeerka...
Sidee U fekeraan Tuugtu? (Cilmi-Nafsiga Musuq-Maasuqayaasha) – Qaybtii labaad iyo Qalinka Khaalid Maxamuud
Dabar Goynta Musuqa, run mise been? Su’aasha ah ma dhici kartaa in musuqa la dabar jaro?Waa su’aal adag oo aan si hawl yar looga jawaabi...
Guddoomiyaha Guurtida oo Culaysyada Mucaaradku ku hayaan Xukuumadda ku tilmaamay Qalalaase dalka laga abuurayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay dhawaaqyo maalmihii u dambeeyey ka soo yeedhayey xisbiyada mucaaradka oo ku...
Faalo: Saameynta Dhibaatada Yaman Ku Yeelan Karto Soomaaliland – Qalinkii: Khaalid Ducaale
Khilaafadka dalka Yaman waa kuwo mudo dheer soo jiitamayay oo soo maraya marxalada kale duwan, kuwaas oo mid walba lahayda duruufeeda ku xeeran, hadaba qormada ugu...
Dhul-gariir ka dhacay meel u dhow Xeebaha Dalka Soomaaliya (DAAWO SAWIRRADA)
Bosaaso (SLpost)- Dhul-gariir Cabbirkiisa lagu qiyaasay 4.9 Halbeegga lagu cabbiro dhul-gariirka, ayaa Salaasadii shalay gelinkii dambe abbaaro 4:30-kii ka dhacay Biyaha Gacan-ka Cadmeed, gaar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

