Ergada Somaliland u Metalaya Wada-hadallada oo maanta gaadhay Dalka Turkiga iyo Rejada shirka oo Berri Furmaya (DAAWO SAWIRRO)
Istanbul (SLpost)- Weftiga Ergada Somaliland u metelaysa wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya, ayaa maanta gaadhay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib markii ay saaka amba-baxeen...
Caaqil Camay oo Nabad iyo in Xaaladda la dejiyo ugu baaqay Beelaha Buuhoodle iyo Qori-lugud ee Dagaalku dhex-maray
Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac isugu jira oo ka dhashay Iska-hor-imaad Xoolo-dhaqato Hubaysan ku dhex-maray Deegaan Kalshaale u dhaw Buuhoodle (SLpost)- Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyntii ugu ballaadhneyd ku sameeyey Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xilalkii ay qaranka u hayeen ka qaaday Wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa, Taliyeyaal Ciidan, wasiir ku-xigeenno...
“Waxa jira warar nabad-sugidda ah oo nagaga yimi xagga Somaliland oo keenay in digtooni siyaado ah ka yeelano”
Djibouti (SLpost)- Dawladda Jabuuti, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warar lagu sheegay inuu xidhan yahay Xuduudka ay wadaagaan Somaliland, balse waxa ay qirtay...
Guddiga Somaliland u metelaysa wada-hadallada Soomaaliya oo maanta dalka ka baxay iyo Ajandaha ay la hortegayaan shirka oo Axadda Furmaya (Daawo)
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Somaliland u metelaysa wada-hadallada Somaliya, ayaa maanta u amba-baxay dalka Turkiga oo maalinta Axadda ee todobaadka soo socda uu ka furmi...
WADDANI: A Political Party Turned into a Playground for Under-achieved Politicians!!
Leadership Requires a Resolute and Responsible Politician equipped with A SENSE OF NATIONHOOD and PATRIOTISM who is driven by an unconditional love for his country and people. Leadership requires alliances, grassroots...
Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer uu ku maray Haamaha Shidaalka ku sagootiyey Reer Berbera, Caasimaddana dib ugu soo laabtay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Silaanyo oo saddexdii maalmood ee u dambeeyey socdaal ku joogay magaalada Berbera, ayaa maanta kormeer ku maray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

