Isbaahaysiga Mucaaradka Somaliland oo Hanjabay, kana digay muddo-kordhin loo sameeyo Xukuumadda Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland, ayaa mowqif adag iska taagay muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda madaxweyne Siilaanyo maadaama dib u dhac u yimi xilligii hore...
Komishanka Doorashooyinka oo muddeeyey Diiwaaangelinta Codbixiyayaasha, kana gaabsaday Dibu-dhac ku yimaadda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Arrimaha Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha, iyagoo shaaciyey xilli rasmi ah oo diiwaangelintaasi bilaabmi doonto...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo xilka kala wareegay Wasiirkii hore iyo Nuxurka hadallo laga jeediye Madashii Xil-wareejinta
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kaahin(casood), ayaa Xilkii wasaaradda Kala Wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaas Cali Siciid...
Maayar SOLTELKO oo kormeer ku sameeyey waddooyinka dhismayaashoodu ka socdaan Caasimadda, shacabkana baaq u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) iyo xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa, ayaa maanta dib u bilaabay wadaddii qaabka casriga...
FAALLO: Shuruudaha Hakinta Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia
Wada-Hadaladii Somaliland iyo Somalia ee qorshaysnaa in lagu qabto dalka Turkiga Bishan March 1dii, 2015 waxaa si cad u fashiliyay Somalia markii ay ku...
Madaxweynaha iyo Madaxda Qaranka oo ka qayb-galay Aas loo sameeyey xildhibaan Xariir Bulaale oo Hargeya ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyeyaasha Golahayaasha Baarlamaanka Somaliland, ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum...
Tirada Muhaajiriin Soomaali ah oo ku Geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay dalka Sudan
Khartuum (SLpos)- Tahriibayaal Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 13-qof oo haween iyo rag isugu jira, ayaa ku geeriyoodeen shil baabuur oo ka dhacay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

