Maxkamadda Dambiyada oo Eedayn u jeedisay Dawladda iyo Shacabka waddanka Suudaan
Hague (SLpost)- Maxkamada Dembiyada Dagaalka ayaa walaac ka muujisay taageero la’aanta Qaramada Midoobay ee la xidhiidha sidii cadaalada loo horkeeni lahaa Madaxweynaha Sudan Cumar...
Taliye Xiirane oo la wareegay Xilka Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Kaftan laysku weydaarsaday Madashii Xil-wareejinta
Berbera (SLpost)-Taliyhii hore ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Cismaan, ayaa xilka ku wareejiyey Taliyaha Cusub ee dhowaan madaxweynuhu u magacaabay Ciidanka Ilaalada...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Ingiriiska ee Addis Ababa iyo Nuxurka Arrimo laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir xigeen Cusub oo dawladda Ingiriiska dhowaan magacowday Safaaraddooda...
Maxkamadda Sare ee Maraykanka Oo Si Buuxda U Ayidday Xukun lagu Riday Cali Samatar
Virginia (SLpost)- Maxkamada Sare ee dalka Maraykanka, ayaa maanta si buuxda u ayiday xukunka ay ku guulaysteen dhibanayaashii Baashe Yousuf, Aziiz Deria, Burralle Mohamoud,...
Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa oo loo magacaabay Ibraahim Axmed Raabbi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md Cali Maxaed Warancadde, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Ibraahin Axmed Raabi in uu noqdo Xoghayaha...
Wasiir ku-xigeenka Dhalinyarada oo Xilka ku wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Xafiiska Xidhiidhka Raashinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Cusub ee Xafiiska Xidhiidhka Raashinka Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Maareeyihii hore ee hay’addaas...
Qalalaasaha Yemen, Somaliland Shar iyo Khayr Maxaa ka soo Gaadhi Kara?
Yemen waxay ku taala buqcad ka mid ah meelaha ugu istaraatijisan bariga dhexe, waxay xuduud la leedahay dalalka Cuman iyo Boqortooyada Sucuudiga oo soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

