HomeTirada Muhaajiriin Soomaali ah oo ku Geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay dalka...

Tirada Muhaajiriin Soomaali ah oo ku Geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay dalka Sudan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Khartuum (SLpos)- Tahriibayaal Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 13-qof oo haween iyo rag isugu jira, ayaa ku geeriyoodeen shil baabuur oo ka dhacay meel u dhow magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudaan.

Dadkan ayaa ku tahriibayay baabuurta dheereeya ee loo yaqaanno Xaajiyada ama TOYOTA HILUX, waxaanu shilku ku dhacay wakhti gaadhigooda oo xawaare ku socday uu ka dhacay meel jar ah, halkaasna ay ku geeriyoodeen tabriibayaasha Soomaalida ah oo aan la shaacin deegaanada ay ka soo kala jeedaan.

tahriibMasuul ka tirsan safaaradda Soomaalida ee magaalada Khartuum, ayaa sheegay in dadka ku geeriyooday shilka wajiyadooda la aqoonsan la’yahay, isla markaana uu shilku ahaa mid aad u fool xun oo sababay in la kala garan waayo wejiyada dadka.

“Wuxuu ahaa shilku mid aad u fool xun, tahriibayaashii ku geeriyoodayna waa la aqoonsan la’yahay wajiyadooda, hal gabadh oo dhaawac ah ayaa ka nool dadkii gaadhiga saarnaa, dhaawaceeda waa culus yahay, waxaa la dhigay Isbitaalka Umu-Durmaan,” Sidaa waxa yidhi Sarkaalkan oo u warrmayey laanta Afka Soomaalida ee BBC-da.

Sidoo kale, sarkaalku wuxuu intaas ku daray in meydadka aan la aasi karin, maadaama ay socdaan baadhitaanno lagu ogaanayo magacyada dadka shilka ku geeriyooday, isagoo xusay in masuuliyiinta safaaradda Soomaalidda ay wadaan dedaallo lagu aqoonsanayo dadka geeriyooday.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories