HomeMaxkamadda Dambiyada oo Eedayn u jeedisay Dawladda iyo Shacabka waddanka Suudaan

Maxkamadda Dambiyada oo Eedayn u jeedisay Dawladda iyo Shacabka waddanka Suudaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hague (SLpost)- Maxkamada Dembiyada Dagaalka ayaa walaac ka muujisay taageero la’aanta Qaramada Midoobay ee la xidhiidha sidii cadaalada loo horkeeni lahaa Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir oo dembiyo la xidhiidha xasuuq lala xidhiidhinayo.

Masuuliyiinta Maxkamada dembiyada ayaa cadeeyey shalay in dalka Sudan ka baaqsaday inuu soo xidho Madaxweynahooda oo dembiyo xasuuq loo haysto, una soo jeediyey Golaha Amaanka inay talaabooyinka ku haboon ka qaataan xalka arrinkan.

hagueMadaxweynaha Sudan Cumar Al-Bashiir ayaa lala xidhiidhinayaa xasuuq ka dhacay gobolka Darfur, oo dad gaadhaya ilaa saddex boqol oo kun ku dhinteen, sida Qaramadda Midoobay sheegtay.

Maxkamada Dembiyada oo waaran soo qabashada Madaxweyne Cumar soo saartay March 2009, ayaa la sheegay inaanay lahayn ciidan booliis fuliya go’aamadeeda soo qabashada, balse ku tiirsan wadamadda xubnaha ka ah wada shaqeyntooda, inkastoo Madaxweynaha Sudan qaadacay sharcinimada maxkamaddda oo madaxda Afrika aaminsan yihiin in iyaga loo samaystay.

“Sudan way ku guuldaraysatay la shaqeynta maxkamada Dembiyada, marwalbana ishortaagaysay wadaxaajood dhexmara masuuliyiinta maxkamada lixdii sannadood ee u dambeeyey, iyo inay fuliyaan dalabka soo qabashada iyo soo dhiibitaanka Madaxweynahooda Cumar Al-Bashir,” ayaa lagu sheegay qoraal shalay ICC soo saartay.

“hadii laga jawaabi waayo dalabka maxkamada” markaa lama gaadhi doono hadafkii loo aasaasay.

“Waxaan u soo jeedinaynaa Golaha Amaanka inay talaabooyinka ku haboon ka qaadaan xal u helida arrinkan,” ayey garyaqaanada ICC sheegeen.

Golaha Amaanka ayaa la sheegay inay leeyahiin awoodo ay ciqaabo ku soo rogaan, sida cuna-qabatayn ilaa weerar milateri, balse goob-joogayaal ayaa sheegay in la filayo inay dalka Sudan ku soo rogaan cuna-qabatayn adag oo ku cadaadiya inay soo dhiibaan hogaamiyahooda, inkastoo weli golaha amaanku jawaab ka bixin dalabka ICC (International Criminal Court).

SOMALILANDPOST,NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories