HomeXukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Ku Kala Saarayso Ajaanibka...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Ku Kala Saarayso Ajaanibka Dalka Jooga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeisa, (SLP)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay qorsheynayaan in la diiwaan-geliyo  dadka ajanabiga ah ee ka dhex shaqeeya dalka ee haysta sharciyad ay waddanka ku sii joogaan, si ay u hubiso inta sifo sharci ah wadanka ku soo gashay. News

Sidaasna waxa sheegay Wasiirka  Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Dr. Cabdi Aw-daahir Cali, oo maanta Hargeysa ka furay shir lagu falan-qeynayay sidii mustaqbalka dhow dalka qorshe loogu samayn lahaa dadka ajinabiga ah ee dalka ku soo galay dal ku gal sharci ah. Waxaana shirkaasi ka soo qeyb galay  Masuuliyiin ka socday Wasaaraddaha  Daakhiliga,  Qorshaynta qaranka, Ganacsiga iyo  Laanta Socdaalka Somaliland.

Shirkaas waxa lagu lafo-guray  sidii looga fikiri lahaa in shaqo abuur loo sameeyo bulshadda iyo in la  xidido shaqaalaha ajanabiga ah ee dalka dibadiisa laga soo waarido.

“Kulankan ujeeddada ugu weyn waxay ahayd arrimaha shaqo abuurka oo dadka iyo dalka aad ugu mihiim ah,  gaar ahaan arrimaha saameeya in shaqadii dalka in dad ajaanib ah ay si sharci darro ah u hayaan, dadkeeniina ay shaqo la’aani ay hayso.  iyadoo arina shaqo abuurku aad iyo aad muhiim u yahay ayaa maanta halkan iskugu nimid, iyada oo qoddobkan uu ahaa qoddob golaha wasiirradu laysku  faray, waanu is wareysanay si fiican baanu macluumaadka isku waydaarsanay.

Waxaan  u  mahad naqayaa laanta socdaalka  oo warbixin aad u muhiim ah naga siisay sida uu ajaanibku dalka ugu soo qul-qulayaan oo iyaga oo aan sharci haysan dalkii ka shaqaynaya,”ayuu yidhi Wasiirka Shaqadda Dr. Cabdi Aw Daahir.

 

Somalilandpost

Hargeisa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories