Daawo: Ganacsatada Hilibka Suuqa Waaheen Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkad Adeeg U Qabata
Ganacsatada hilibka ee suuqa Waaheen ayaa cabasho ka muujiyay shirkadda u qaabilsan gawraca xoolaha ee Maandeeq. https://youtu.be/oJ67ANuMZHY
Hogaamiye Xag-jir Ahaa Oo Lagu Dilay Dalka Ciraaq
Baqdaad, (SLP)- Hoggaamiye xag-jir ahaa oo lagu magacaabo Cizzat Ibrahim al-Douri, ayaa lagu dilay dalka Ciraaq, waxa sidaa xaqiijiyay saraakiisha dalkaasi. Waxa uu madaxweyne ku-xigeen...
Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Shacabkiisa Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Isir-nacaybka
Pretoria, (SLP)- Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma oo ka hadlayay rabshadaha sii xoogaysanaya ee ku salaysan Jinsi-nacaybka ee ka socda Koonfur Afrika ayaa...
Amnesty International Oo Xukuumada Kenya Uga Digtay Celinta Qaxoontiga Dhadhaab
Nairobi. (SLP)- Hay’adda Amnesty International ayaa go’aankii ay Kenya ku dhawaaqday ee ahaa in 350,000 oo qaxoonti Soomaaliyeed ah dib loogu celiyo gudaha Soomaaliya...
PRESS RELEASE: Statement On Somaliland’s Justice System
The Republic of Somaliland respects its obligations as a member of the international community and adheres to the human rights and dignity of its...
Somaliland oo Beesha Caalamka u soo bandhigtay Garnaqsi Jawaab u ah Midowga Yurub oo Cambaareeyey Xukunno Qisaas ah oo la fuliyey
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in aanat marna dawlad ahaan joojin, lana hakin in xukunnada dilka ah laga fuliyo gudaha dalka...
Al Nuur Furniture Oo Abaal-Marinno Guddoonsiisay Dad Ka Faa’idaystay Fursado Shirkaddu Macaamiisheeda u soo bandhigtay
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Qalabka Dhismaha iyo Xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa abaal-marinno kala duwan gudoonsiisay qaar ka macaamiishooda oo nasiibka u helay inay ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

