Sucuudiga Oo Dadka Uu Bara-kiciyay Ee Reer Yemen, Haddana Caawimooyin Ugu Yaboohaya
Riyaad, (SLP)- Sucuudiga oo hoggaaminaya weerarada dhanka cirka ah ee ka dhanka ah fallaagada xuutiyiinta Yemen ayaa ku yaboohay dhammaan lacagta ay jimcihii codsatay...
DAAWO: Is-bahaysiga Mucaaradka Oo Markale Ku Dhawaaqay Shir Kala-tashi.
Hargeysa, (SLP)- Is-bahaysiga mucaaradka ee xisbiyada iyo madasha wada-tashiga ayaa ku dhawaaqay shir kala-tashi, oo ay sheegeen inay qaban doonaan, isla markaana ay guddidii...
DAAWO: Wasiirka Duulista Oo Ka Warbixiyay 15 Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaraddaas Oo Deeq Waxbarasho Ugu Baxay Itoobiya
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay 15 ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaas oo deeq waxbarsho ka...
Komishanka Oo Shaaciyay Hanaan Cusub Oo Ay Kusoo kordhiyeen Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha
“Qofka iska Diiwaan-geliya Hargeysa, Wuu Ka Codeyn Karaa Ceerigaabo” Hargeysa (SLP)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay soo kordhiyeen qorshe cusub oo ah in qofka...
“WALEE MADAXDA SOMALILAND AYAAN BARAN NIDAAMKA DAWLADNIMO” … C/RAXMAAN CADAMI
Inkasta oo madarada Somaliland lagu qalabeyay mishiino casri ah iyo shaqaale si heer sare ah loo tababaray hadana dhacdooyinkan soo noqnoqday. Dadkii goob jooga ka...
Soomaali Maxkamad Lagu Saarayo Gobolka Ohio Iyo Eedaha Lagu Oogay
Ohio, (SLP)- Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo 23 jir ah ayay guddi xeer-beegti ahi ku eedeeyeen inuu galay dembiyo kala ah taageerida argagixisada iyo inuu...
DAAWO: Sicir-bararka Somaliland Iyo Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay
Hargeysa, (SLP)- Dadweynaha ganacsiga yar yar ku haysta gudaha Caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay saamaynta taban ee uu ku yeeshay sicir-bararka lacagta qalaad ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

