Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Hargeysa, (SLP)- Golaha guurtida Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunkii qisaasta ahaa ee dhawaan xukuumadda Somaliland ku fulisay lix qof oo dembiileyaal ah. Xildhibaannada oo maanta...

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ku talo-galka dekeda Berbera oo maalmihii u dambeeyay bulshadu isla dhexmaraysay in...

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Tripoli, (SLP)-  Kooxda Daacish ayaa soo saartay muuqaal muujinaya laba kooxood oo dad ah, kuwaasoo qaarna qoorta laga jarayo, kuwo kalena rasaas lagu furayo,...

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Qiray Hakad ku yimi Howsha Mishiinka daabaca Baasaboorrada Cusub

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa beeniyey inay jirto cillad ku timi Mishiinka farsameeya Passport-ka Cusub ee E-Passport...

IGAD: “Xukuumadda Koonfur Afrika Waxa Looga Baahan Yahay Inay Dadka Rabshadaha Wada Sharciga U Adeegsato”

Washington, (SLP)- Xoghayaha guud ee urur-goboleedka dalalka bariga Afrika ee IGAD, Maxbuub Macallin ayaa sheegay in IGAD ay walaac xooggan ka muujisay dilalka iyo...

Dowladda Itoobiya oo Dayacaad Masuuliyadeed ku sababaysay Gaadhi Kooxda WABAR ula baxsadeen Gudaha dalkooda

Hargeysa (SLpost)- Safiirka dawladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Brig Jen. Berhe Tesfaye, ayaa tilmaamay inay tahay dacaayad ka timi Masuuliyiintii...

Qisaastu waa sharci Allah (SW) Jideeyay oo ay Somaliland ku guulaysatay fulintiisa

Qisaas, oo ah erey asala ahaan carabi ah oo micnahiisu yahay in qofka danbiilaha ah laga gooyo danbiga uu galya mid la mid ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img