HomeGuurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Golaha guurtida Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunkii qisaasta ahaa ee dhawaan xukuumadda Somaliland ku fulisay lix qof oo dembiileyaal ah.

Xildhibaannada oo maanta fadhi ku yeeshay xarunta golahaas ayay ugu codeeyeen taageero ay u muujiyeen in la dilo qofkii sharcigu xukmo in la dilo, isla markaana ehelada labada dhinac isku waafaqaan.

Golaha guurtida ayaa sidoo kale ganafka ku dhuftay dhawaaqii Midawga Yurub uu ku cambaareeyay xukunka lagu fuliyay lixda qof.

Golaha ayaa sheegay inay xukuumadda ku barbar taagan yihiin fulinta qisaasta iyo in la sii wado, iyagoo meesha ka saaray jiritaanka cid amaro dusha kaga keeni karta Somaliland, waxaanu goluhu cod ku meel mariyay sida ay u taageersan yihiin fulinta Xukunnada dilka ah.

“Sharcigeenu wuxuu dhigayaa, qofkasta oo dila qof islaam ah ama qof aan dambi lahayn in la dilo. Dadka markaas leh yaan la dilin ciddii cid disha, waa cid Shareecada Islaamka ka soo horjeeda. Innaga oo ah dal Dastuur iyo Shuruuc leh, waxaynu ku dhaqmaynaa waxa weeye 130-kaas qodob ee dastuurkeena, cid dastuurkeena inagu amri karta oo amar dusha inagaga keeni kartaana ma jirto. Dastuurkeenu wuxuu waafaqsan yahay Shareecada Islaamka, markaa Goluhu wuxuu soo jeedinayaa in Xukumadda taageero buuxda lagu siiyo fulinta dilkii dadkii gaystay dilalkii Badheedhka ahaa” ayuu yidhi Gudoomiye xigeenka Guurtida Siciid Jaamac Cali.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories