HomeDaacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

ISIS4Tripoli, (SLP)-  Kooxda Daacish ayaa soo saartay muuqaal muujinaya laba kooxood oo dad ah, kuwaasoo qaarna qoorta laga jarayo, kuwo kalena rasaas lagu furayo, waxaana dadkaas loo aqoonsaday inay ahaayeen Itoobiyaan masiixiyiin ah oo ku noolaa dalka Libya.

Muuqaalkaas ayaa waxa lagu baahiyey internetka, waxaana laga soo kala duubay laba meelood oo dalka Libya ah oo kala ahaa Barqah oo ku taala bariga iyo Fazzan oo ku taala koonfurta.Daacish

Muuqaalkan oo loogu magac daray ”Ilaa iyo inta u imaanayso cadeyn cadi” ayaa waxa ka muuqday nin wejiga soo duubtay oo ku hadlaya luuqada ingiriisida, una goodinaya masiixiyiinta una sheegaya inaanay badbaadi doonin ilaa ay ka qaataan diinta islaamka ama ay dhiibaan lacagta jizyada ah ee laga qaado qofka aan muslimka ahayn.ISIS3

Muuqaalka oo 29 daqiiqo iyo 11 ilbidhiqsi ah ayaa waxa uu u muuqdaa in looga gol-leeyahay in lagu sharaxo mawqifka Daacish ee ku wajahan dadka masiixiga ah.ISIS

Waxay ku doodayaan in dadka masixiyiinta ah ee ku nool meelaha ay gacanta ku hayso Daacish ee ogolaaday inay ay bixiyaan lacagta Jizyada ah ay ku nool yihiin si nabad ah, kuwii diidana ay wajahayaan dil.

ISIS1

Wararka Caalamka

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories