Suldaan Xasan oo talooyin is-barkan u jeediyey Madaxweynaha iyo Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinku ku cayimeen wakhtiga doorashada...
“Dekedda Berbera halka Saxda ah baa la marinayaa haddii Shirkado Shisheeye lala galayo heshiis…”
Hargeysa (SLpost)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cali Maxamed Cilmi, ayaa sheegay in haddii ay Dekedda Berbera hesho Maalgashi caalami ah wax ku...
ROME: Somaliland iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlay Qodobbo Xaasaasi ah (SAWIRRO)
Rome (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dowladda Talyaaniga, kala hadashay sidii ay qayb-qaadan lahayd Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee ay dhaqaalaha ku bixiyaan waddamada Midowga Yurub...
Tiradii Ugu Badnayd Qaxoontiga Kasoo Bara-kacaya Dalka Yemen Oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera
Berbera, (SLP)- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa waxa soo gaadhay 425 qof oo ah qaxoonti ka soo baro-kacay dagaalka ka socda dalka...
Sucuudiga Oo Duqeeyay Ticis, Ka Dib Dhawaaqiisii Joojinta Oo Xuutiyiintu Uga Faa’iidaysteen Qabsashada Goobo Cusub
"Magacii hore ee ahaa Weerarkii Adkaa ayaa lagu bedelay magac cusub oo ah, Dib u soo Celinta Rajada" Ticis, (SLP)- Diyaaradaha is-bahaysiga uu hoggaaminayo Sucuudiga ayaa duqeyn culus...
Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Taleex U Tagey Dejinta Colaad Laba Beelood Dhexmartay
Taleex, (SLP)- Cutubyo ka mid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Taleex ee gobolka Sool, ka dib markii dagaal sababay dhimasho, dhaawac...
Mudaharaad Laba Weji Leh Oo Maanta Gilgilay Addis Ababa Iyo Ciidanka Ammaanka Oo Dad Xidh-xidhay (DAAWO VIDEO)
Addis Ababa (SLP)- Kumanaan qof ayaa saaka isugu soo baxay wadooyinka magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, kuwaasoo banana-baxooda ku muujinayay sida ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

