Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Tirada Baabuur goob laga wada xaday, Mid Shil galay oo laga baxsaday & Booliska Hargeysa oo Baadi-goobaya

Hargeysa (SLpost)- Saddex Gaadhi oo nooca yar-yar ee Raaxada ah, ayaa Xalay lagu xaday Huteel Crawn ee magaalada Hargeysa oo ay Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha...

Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Arsenal, Manchester United iyo Manchester City oo Afka looga Geliyey Libaaxyada Europe SLpost Sports - Xidhiidhka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub , ayaa wax ka beddel...

Mid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka Oo Lagu Dilay Pakistan

Karachi, (SLP)- Sabeen Mehmud oo ahayd xubin u dhaqdhaqaaqda xuquuqda bani’aadamka ayaa lagu dilay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, xilli ay kusocotay gurigeeda, isla...

Qadiyadda Falastiin oo xiisad Siyaasadeed ka dhex-dhalisay waddamada South Africa iyo Israel

Israel oo Visa-ha dalkeeda u Diidday Wasiirka Waxbrashada iyo Jawaabta Dowladda Koonfur Africa Johannesburg (SLpost)- Dowladda Koonfur Afrika, ayaa si cadho leh uga jawaabtay tallaabo...

Maamulaha Dahabshiil Group oo Aqalka Cad iyo Hay’adda Maaliyadda Maraykanka kala Hadlay Xawilaadda Lacagaha

Washington (SLpost)- Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa kala hadlay Aqalka Cad iyo waaxyaha kale ee ku shaqada leh arrimaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ugu Baaqay In Axadda La Isugu Soo Baxo Tukashada Salaad Roob-doon Ah

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacabka ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka dalka ku amray inay tukadaan salaad roob-doon ah...

“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran ah” Guddoomiyaha UCID

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay dibu dhaca ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img