Home“Horena waa loo kordhin jiray, xukuumaddana waa loo kordhinayaa” Gudd. Guurtida

“Horena waa loo kordhin jiray, xukuumaddana waa loo kordhinayaa” Gudd. Guurtida

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden ayaa sheegay in sidii xukuumaddihii hore loogu kordhin jiray tanna loogu kordhin doono.Saleebaan

Guddoomiyaha oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo kasoo guryo noqday dalka Ingiriiska oo warbaahinta kula hadlayay qolka nasashada ee madaarka Hargeysa, isla markaana warbaahintu wax ka waydiisay dibu dhaca doorashada ee ay komishanku dhawaan shaaciyeen ayaa sheegay inaanay weli guurtidu gaadhin muddada la kordhinayo, welina aanay samayn la tashi. “Horena waa loo kordhin jiray, maanta guddidii doorashooyinku waxay tidhi waqtigeedii kuma qaban karno, waa la kordhin doonaa, dawlad la’aani jiri mayso, waxaana loo kordhin doonaa sidii sharcigu ahaa, laakiin maanta idin odhan maayo muddadaasaa la kordhinayaa horta aanu hawshayada qabsano.” ayuu yidhi guddoommiyuhu.

Guddoomiye Saleebaan oo ka hadlayay xaaladda dalka ayaa yidhi. “Xaalad uu dalku marayo oo xumina ma jirto, dalku wax dhibaato oo uu qabaa ma jirto, rag baa qaylinaya. Guurtida haddii warqadii gaadhay go’aan may gaadhin, cidna lamay tashan waxaanay noqon doontaa sidii khayr leh.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories