HomeMaayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan...

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo xubno xildhibaanno ah oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa kulan la yeeshay qaaer ka mid ah jaalliyada dalkaas.Gole deegaan

Maayar Soltelco ayaa jaalliyada reer Sweden ka codsaday in waxqabadka gole deegaan ahaan looga baahan inay fuliyaan, ay qaybtooda ka qaataan qurbe-joog ahaan.  “Somaliland waxa taala guddo iyo dibadba inay midnimo sameeyaan, waana inaad idinku midnimadaa hormood ugu ahaataan, waayo idinku waxaad aragteen dhaqan dad waxqabsaday oo dhistay, muu tahriibin ninka reer Stockholm ee wuxuu dhistay magaaladiisii, waxaanu ka soo bilaabay halka ugu hoosaysa, isagoo gaadhsiiayy halka ugu sareysa, idinka iyadoo ay duruufo keeneen inaad soo dhooftaan dal kasta marka la eegayo dhaqaalihiisa, waxa jira wax la yidhaahdo xoogga u shaqo tagey, idinkuna ciddii u shaqo tagtey ayaad ahayd Somaliland, markaa inaad aqoon iyo adduunba kusoo kordhisaan waa la idiinka fadhiyaa, waxaan odhan lahaa xaafad weliba inay ka shaqayso inta dhalinyar ah ee degan xaafaddaasi siday wax u baran lahayd.” ayuu yidhi Maayarku, waxaanu intaas ku daray, isagoo la hadlaya jaalliyada ay kulanka la qaateen ee reer Sweden. “Runtii anaga waxqabad badan baa lanooga baahan yahay, idinkana waxa la idiinka baahan yahay wixii lagu qaban lahaa iyo taakuladeedii.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories