HomeAl-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid...

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid Ahaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Soomaaliya, (SLP)- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aanay sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalka ay kusoo bandhigeen laga arkayay afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo ka tacsiyeynaya geerida sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Ramzi.

Muuqaalka ayaa ugu horeyn lagu arkayay sarkaalkan oo qori AK47 wata, isla markaana dhex lugaynaya meel xero ah oo ay ku sugan yihiin tiro ka mid ah xoogagga Al-shabaab.Ramzi

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in hoggaamiyahan lagu magacaabo Ramzi uu u soo haajiray Soomaaliya sidii uu diinta u difaaci lahaa, waxaana la arkayay isagoo sujuudiisa dhukanaya.

“Ramzi wuxuu halkan u yimi sidii uu diinta u difaaci lahaa, wuxuuna ku dhintay waddadii uu doonayay inuu ku dhinto,” ayuu yidhi Cali Dheere oo ammaan u jeediyay xoogagga ajaanibka ah ee ka barbar dagaalama Al-shabaab.

Sarkaalkan ayaa kasoo jeeda gobolka xeebta Kenya ku yaalla ee Mombasa, waxaana lagu soo beegay soo bandhigida maydkiisa iyadoo Al-shabaab ay kordhisay weerarrada ay ka gaysato gudaha dalka Kenya.

Tiro badan oo dhallinyaro Kenyaan ah ayaa ku biiray Al-shabaab si ay uga bar-bar dagaalamaan, waxaana la sheegay inay aad u korodhay Kenyaanka ku biiraya kooxdan.

Somalilandpost.net

Soomaaliya, (SLP)- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aanay sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalka ay kusoo bandhigeen laga arkayay afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo ka tacsiyeynaya geerida sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Ramzi.

Muuqaalka ayaa ugu horeyn lagu arkayay sarkaalkan oo qori AK47 wata, isla markaana dhex lugaynaya meel xero ah oo ay ku sugan yihiin tiro ka mid ah xoogagga Al-shabaab.

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in hoggaamiyahan lagu magacaabo Ramzi uu u soo haajiray Soomaaliya sidii uu diinta u difaaci lahaa, waxaana la arkayay isagoo sujuudiisa dhukanaya.

“Ramzi wuxuu halkan u yimi sidii uu diinta u difaaci lahaa, wuxuuna ku dhintay waddadii uu doonayay inuu ku dhinto,” ayuu yidhi Cali Dheere oo ammaan u jeediyay xoogagga ajaanibka ah ee ka barbar dagaalama Al-shabaab.

Sarkaalkan ayaa kasoo jeeda gobolka xeebta Kenya ku yaalla ee Mombasa, waxaana lagu soo beegay soo bandhigida maydkiisa iyadoo Al-shabaab ay kordhisay weerarrada ay ka gaysato gudaha dalka Kenya.

Tiro badan oo dhallinyaro Kenyaan ah ayaa ku biiray Al-shabaab si ay uga bar-bar dagaalamaan, waxaana la sheegay inay aad u korodhay Kenyaanka ku biiraya kooxdan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories