Home“Imika in ay Cid Kale oo aan Turkiga Ahayni na Dhexdhexaadiso Ayaannu...

“Imika in ay Cid Kale oo aan Turkiga Ahayni na Dhexdhexaadiso Ayaannu Doonaynaa” Dr. Sacad Cali Shire

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargaysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,iyadoo dalbatay in cid kale oo dhexdhexaadisaa soo dhexgasho.

Wasiirka arimaha dibada ayaa sheegay in Somaliland iyo Somaliya kala maqan yihiin muddo 25 sanno ah,isla markaana mid waliba qaab dhismeed u gaar ah leedahay.

“Wada hadalada waanu soo dhawaynayaa,Somaliland iyo Somaliya waa laba wadan oo 55 sanno ka hor middoobay,25 sanno na kala maqnaa,Somaliland waxay go’aansatay iyadoo dhibaato badan ka soo gaadhay inay dib ula soo noqoto madaxbanaanideedii”ayuu yidhi Dr Sacad Cali Shire oo u waramay idaacadda BBC.

Wasiirka ayaa sheegay in ay doonayaan cid kale oo dhexdhexaadisa oo ka madax banaan dawlada Turkiga

“Waa Laba wadan oo jaar ah oo ay ka dhexeeyaan arimo badan oo ay ka wada hadlaan, Turkiguna ciddii gogosha dhigtay ayay ahayd, imika dhexdhexaadin ayaanu doonaynaa,inay cid kale ka soo qayb gasho dhexdhexaadintaasi waanu soo dhawyanayaa”Dr Sacad Cali Shire.

“Somaliland iyo Somaliya waa laba wadan oo kala jaad ah,mid waliba qaab dhismeed iyo dawladeeda,Somaliland kama mid ah dawlada Fadaralka”Dr Sacad Cali Shire.

Wasiirka oo la waydiiyay in dad badan oo reer Somaliland ahi ka qayb galeen shirka hiigsiga 2016-ka Somaliya u socda ayaa sheegay in ay u shaqo tageen isla markaana ay la mid yihiin boqolaal dad ee ka shaqaysta dalalka caalamka.

“dadka Somaliland way faro badan yihiin ,qaar xilal ka haya Ethiopia,Kenya,Djibouti markaa dadkani kuwaasi ayay ka mid yihiin”Dr Sacad.

Wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa muddo soo jiitamayay iyadoo dhinac waliba dalbanayo in wada hadalka hore loo bilaabo.

Somalilandpost.net

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories