HomeShiinaha Oo Goobaha Dadweynuhu Isugu Yimaadaan Ka Mamnuucay Cabidda Sigaarka

Shiinaha Oo Goobaha Dadweynuhu Isugu Yimaadaan Ka Mamnuucay Cabidda Sigaarka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Beijing, (SLpost)-  Xukuumadda Shiinaha ayaa manuucday in Sigaarka lagu cabo goobaha ay bulshadu iskugu timaaddo, sida makhaayadaha, xafiisyada iyo goobaha basaska laga raaco ee ku yaalla caasimadda Shiinaha ee Beijing, ka dib markii la adkeeyay sharciyadii hore u jirtay.Shiinaha_oo_Mamnuucay_Sigaarka

Dawladda Shiinaha  oo mid ka mid ah dalalka uu aadka ugu sarreeyo cabitaanka sigaarka caalamka oo dhan ayaa lagu qiyaasaa in ka badan 300 oo milyan qof oo u dhashay dalkaasi ay sigaarka cabaan.

Hase yeeshee, laga billaabo maanta oo Isniin ah waxa xarunta waddankaas ee Beijing laga mamnuucay in sigaar lagu cabo meelaha ay bulshadu ku badan tahay, iyadoo goobahaas la dhigay askar si ay uga hortagaan kuwa doonaya inay goobahaas ku cabaan sigaarka.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay kormeerro joogto ah ku samayn doonaan goobaha ay dadweynuhu ku badan yihiin, iyadoo qofkii sharcigan jabiya uu la kulmi doono ganaax lacageed oo dhan 30-doollarka Mareykanka ah.

Dr. Angela Pratt oo ka tirsan hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in sharcigan cusub ee lagu xaddidayo cabista sigaarka Shiinaha ee lagu xakamaynayo in lagu cabo sigaarka goobaha ay bulshadu isugu timaado uu yareyn doona cabista sigaarka dalkaas.

Wariyeyaasha ayaa sheegaya in inta badan shacabka ayaa aaminsan in mamnuucidan ay sidoo kale noqon doonto mid aan wax ku ool ahayn, iyadoo talaabadan ay kusoo beegmayso xilli shalay oo Axad ahayd caalamka looga dabaal-dagayay maalinta joojinta sigaar cabista.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories