Home“Berberi Waxay Leedahay Mustaqbal Ifaya Oo Dihin” James Jeffrey

“Berberi Waxay Leedahay Mustaqbal Ifaya Oo Dihin” James Jeffrey

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Berbera, (SLpost)-“James Jeffrey oo ka tirsan . BBCNEWS.COM ayaa ka qoray warbixin  ka hadlaysa xaalada Berbera ay ku sugantay waqtigan, sidii ay taarriikhiyan beryo ahaan jirtay iyo mustaqbalkeeda ifaya.Berbera1

Warbixintaas oo aan soo turjunay waxa ay u dhignayd sadan: ‘Berbera oo ku taal ka soo horjeedka gacanka Cadmeed waxa ay mar ahaan jirtay xudunta marinnada ganacsi  ee u dhexeeya gudaha  Geeska afrika  iyo Bariga dhexe.

Waa deked ballaadhan oo la jaar ah  Djibouti oo waqtigan heysata ganacsiga gobolka, taasi oo doorkii Berberana shiiqisay.

Quruxda naqshadaha qadiimka ah ee Berbera  ee burbursani  waxa ay isugu jiraan dhismayaal ka soo jeeda Cusmaaniyiintii  iyo kuwa ay adeegsadeen jireen  bulshooyinkii  ganacsatada ahaa ee jiiraanka sida  Carabta , Hindida, iyo Yuhuuda ee ay mar ku noolaayeen oo haatan si  sibiq ah  u sii baaba’aya.

Somaliland  oo ahaan jirtay  British Protectorate  waxa ay xorriyada qaadatay  1960, inkasta oo wax faro ku tiris ahi ka sii muuqdaan raadadkii gumaystaha  Berbera.

Dhaqaalaha Somaliland ayaa ku tiirsan dhoofka  xoolaha  ee laga dhoofiyo dekeda Berbera ee casriga ah.

Adhiga iyo geela ayaa loo diraa  Saudi Arabia halka  70%  waxyaabaha ka soo dega laga iibiyo Itoobiya oo la jaar ah.

“Somaliland waxa ay ahaan jirtey xarun ganacsi oo istaraateji ah ,” sidaa waxa yidhi  Weli Daud  oo ka tirsan wasaarada maaliyada  Somaliland. ” Haatan waxa ay dowladdu u raadinaysaa  dekeda maalgashi shisheeye .”

Xeebta Somaliland oo gaadhaysa  850km waxa ay hodan ku tahay kalluun xad dhaafa oo laga samayn karo suuq ballaadhan oo xaami ah.  Haatanse, si ay tahayba  tiro kooban oo kalluumaysato ah oo keliya ayaa ka xoogsada khayraadka badda hodanka ah ee ku weegaarsan.

Waxa jira qaar soo jeediya in la adeegsado xeebaha dihin ee  soo jiidanaya dalxiisayaasha.

Haseyeeshee  Georgina Jamieson  oo ka tirsan heyad  addeega talobixineed oo saldhigeedu yahay  UK ayaa waxa ay leedahay  ma jiraan adeeg ku filan oo kaabayaasha dhaqaalaha ahi.  ” Inkasta oo taasi qayb ka tahay bilicda ; waa mid aad u dihin oo aan la taaban. Qaar ayaa leh waa sidii ay ahaan jirtay  beryo oo kale Masar  ka hor intaan  la daah furin dalxiiskeeda.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories