HomeImtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Oo Saaka Dalka Ka...

Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Oo Saaka Dalka Ka Bilaabmay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeys, (SLpost)- Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2014-2015 ee fasallada afraad ee dugsiyada sare iyo Sideedaad ee dugsiyada dhexe, ayaa saaka si rasmi ah uga bilaabmay dalka, iyadoo imtixaankaas shahaadiga ah ay guud ahaan u fadhiisanayaan arday tiradoodu dhan tahay 24000 oo arday dhamaan gobollada dalka.images

Waxaana maalmihii ugu dambeeyey ay wasaaradda waxbarashada Somaliland si aad ah mashquul ugu ahayd sidii ay hawl-wadeenada ka shaqaynaya imtixaankaasi ay ugu kala diri lahayd goobaha ay imtixaanadaasi ay ka qabsoomayaan.

Wasiirul-dawlaha waxbarashada Somaliland Axmed Nuur Faahiye, oo mar uu la hadlayay lana sii dar-daarmaayay qaar ka mid ah hawlwadeenada ka shaqayn doona illaalinta imtixaanaadka oo look ala diraayey qaar ka mid ah gobalada, ayaa sheegay in tirada guud ee sanadkan imtixaanada u fadhiisanaysaa ay tahay 24000 oo arday, waxaana uu tilmaamay in maalintani ay tahay maalin aad ugu weyn qaranka Somaliland, maadaama ay tiro intaa leeg u fadhiisanayso imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. “Imtixaanka loo baxayo oo loo fadhiisan doono bisha toddobaadeeda, oo maalinta Axada ku began, iyadoo Jamhuuriyadda Somaliland oo dhan imtixaanka shahaadiga ah ay u fadhiisan doonaan tiro ku dhaw 24 kun oo arday dalka oo dhan. kuwaasi oo iskugu jira 14000 kun iyo dheeraad dugsiyada hoose dhexe ah iyo 9000 kun oo dugsiyadda sare ah maanta waa maalin qaranka iyo shacabka reer Somaliland ku weyn, oo 24000 kun oo arday ay u fadhiisan doonaan imtixaanka, ayna ku soo biiri doonaan saaxadda aqoonta arday cusubi.” ayuu yidhi Axmed Nuur Faahiye.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories