HomeJaaliyada Reer Somaliland Ee Minnesota Oo Casho-sharaf U Sameeyay Af-hayeenka Madaxtooyada

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minnesota Oo Casho-sharaf U Sameeyay Af-hayeenka Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Minneapolis, (SLpost)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku guda jira safarkiisi uu ku maraayey wadama Canada iyo Maraykanka ayaa waxa Xaflad Casho Sharaf ah u sameeyey jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Minnesota.Dhuxul

Kulankan ay wada qaateen Afhayeenka iyo Jaaliyadu ayaa daarnaa kuna salaysnaa Sagootinta masuulkan qaran iyo xog-waran, dardaaran iyo wada tashi dhex maray jaaliyada iyo afhayeen dhuxul.

Shacbiga Somaliland ayey caadadooda tahay sooryada iyo ixtiraamka, qadarinta ay marwalba ku qaabilaan masuuliyiinta qaranka Somaliland ee safarada shaqo ku taga wadamada ay ku dhaqan yihiin jaaliyadaha reer Somaliland, ee ay marwalba ka muuqato wadaniyada iyo geesinimada ay u hayaan dalkooda hooyo iyo wadankaba.dhuxul1

Mudane Axmed Saleebaan dhuxul oo intii uu ku sugnaa wadamadaasi aan kor ku soo sheegay jaaliyadaha somaliland kala kulmay soo dhawayn diiran ayaa u mahadnaqay shacbiga somaliland meel ay joogaanba gar ahaana intii ay wakhtiga wada qaateen ee ay ku kulmeen wadamaas, isaga oo og-waran dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo dadkaba intii uu la kulmay, isaga oo ka dhegeystay jaaliyadaha talooyin iyo waano wadani-nimo.

Guntii iyo gebogabadii safarka afhayeenka Somaliland ayaa ku soo dhamaaday jawi farxadeed iyo wada tashi ay ku dheehan tahay qadarin iyo iskaraamayn walaaltinimo oo ay wada yeesheen shacbigii qurbaha ku dhaqanaa iyada oo dhawaan la filaayo inuu dalka ku soo laabto afhayeenku.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories