HomeUjeeddada Mudaharaad Soomaali Tiro badan ka qayb-qaatay oo ka dhacay Xarunta Maxkamadda...

Ujeeddada Mudaharaad Soomaali Tiro badan ka qayb-qaatay oo ka dhacay Xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

mudaharaad (4)Strasbourg (SLpost)- Mudaharaad ballaadhan oo ay ka qayb-qaateen Muhaajiriin tiro badan oo jinsiyado kala duwan isugu jira, ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay barxadda Hore ee Xarunta Maxkamada Xuquuqda Aadamaha oo ku taala magaalada Strasbourg ee waddanka Faransiiska.

Mudaharaadkan oo ay ka qayb-qaateen in ka badan 1000 Qof oo muhaajiriinta Soomaalida ee ku dhaqan Qaaradda Yurub door weyn ka qaateen, ayaa bannaan-baxayaashu kaga cabanayeen Qorshe lagaga hor-tagayo dadka magan-galyo doonka ah ee safarrada dhibaatada badan ku gaadha qaaradda Yurub, qorshahaas oo ah sidii loo xoojin lahaa isla markaana dhaqaale malaayiin Dollar ah loogu taageeri lahaa haya’dda Midowga Yurub u qaabilsan Ilaalinta Xuduudaha ee FRONTEX, iyadoo Ciidamo tiro badan oo Muhaajiriinta la dagaalamaya la soo dhoobayo badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga. Isla markaana layska indho-tiray Xuquuqda Dadkii Ka badbaaday Masiibada Badda Mediterranean-ka.

Bannaan-baxa Muhaajiriintu ka hor sameeyeen Xarunta, ayaa ku bilaabmay Laash yar oo ay dadku kaga gudbeen Webi hormara Dhismaha Maxkamadda, waxaana goobta ku sugnaa inta badan warbaahinta ugu afka dheer qaaradda Yurub oo tabinayey dhacdada maanta, sida ay shabakadda Somalilandpost.net u xaqiijiyeen qaar ka mid ah bannaan-baxayaasha ku sugnaa goobta.

mudaharaad (7)Waxa goobta hadallo kala duwan ka jeediyey shakhsiyaad hoggaaminayey Jinsiyadaha ay u kala dhasheen dadka magan-gelyo doonka ah ee isaga kala yimi waddamada qaaradda Yurub.

Dadka goobta ka hadlay waxa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Qawdhan (Maxamuud Soomaali) oo hoggaaminayey magan-gelyo doonka Soomaalida Xuquuqdooda u mudaharaadayey, waxaanu Soomalida oo isaga kala timi dalalka Jarmalka, Holland iyo Switzerland ku guubaabiyey inay halgankooda halkaas ka sii wadaan isla markaana aanay ka daalin inta ay xuquuqdooda ka helaan dalalka ay deggen yihin ee Midowga Yurub.

mudaharaad (15) mudaharaad (14) mudaharaad (13) mudaharaad (12) mudaharaad (11) mudaharaad (10) mudaharaad (9) mudaharaad (8) mudaharaad (7) mudaharaad (6) mudaharaad (5) mudaharaad (4) mudaharaad (3) mudaharaad (2) mudaharaad (1)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories