HomeMidawga Yurub Oo Mashruuc 1.5 Milyan Oo EURO ah Ka Hirgeliyay Cusbitaalka...

Midawga Yurub Oo Mashruuc 1.5 Milyan Oo EURO ah Ka Hirgeliyay Cusbitaalka Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- War uu soo saaray Midawga Yurub ayaa lagu sheegay in Midowga Yurub iyo hay’adaha la shaqeeya, cusbitaalka guud ee Hargeysa, xafiiska qaramada midoobay ee adeegyadda mashaariicda (UNOPS) iyo Terre Solidali ay daah fureen Nidaamka lagu diiwaangelinayo bukaanka cusbitaalka guud ee Hargeysa.

Mashruucan oo ay ku baxday illaa 1.5 Milyan oo EURO ayaa ujeedadiisu tahay in sare loogu qaado xaaladda caafimaad ee bukaanka iyo dadka kale ee isticmaala dhakhtarka, iyadoo kor loo qaadayo waxtarka, adeegga, tayada, iyo joogtaynta adeegyadda cusbitaalka Hargeysa.

Isticmaalka nidaamka casriga ah ee faraha sawiraya ayaa wuxuu sahlayaa in la helo xogta bukaanka ee waaxyaha caafimaadka iyo ka faa’iidaysiga bukaanka ee adeegyadda dhakhtarka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Midawga Yurub ayaa lagu sheegay in nidaamkan cusubi uu qayb ka yahay mashruuca guud ee midawga Yurub ugu talo galay inuu ku caawiyo cusbitaalka guud magaalada Hargeysa, kaasoo ay ku jiraan nashqadaha kaabayaasha cusbitaalka, iibinta qalabka dhakhtarka iyo sidoo kale dhisidda awoodda dhinaca maamulka iyo xisaabaadka.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories