HomeSHALAY & MAANTA: Daawo Warbixin laga diyaariyey Wejiyada Siyaasadeed ee Cali Waran-cadde,...

SHALAY & MAANTA: Daawo Warbixin laga diyaariyey Wejiyada Siyaasadeed ee Cali Waran-cadde, Ujeeddadii iyo Doorkii uu ku lahaa Burburkii UDUB

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wasiirkiisii hore ee Duulista Hawada oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inuu Xil-wasiirnimo ku doortay isla markaana uu ka dambeeyey burburkii Xisbigii UDUB oo uu Md Rayaale ku wareejiyey markii xisbiga Kulmiye talada dalka kaga guulaystay Shan sanno ka hor.

Daahir Rayaale oo shalay ku soo laabtay dalka muddo dhowr sanno ah oo uu ku maqnaa waddanka Faransiiska oo wakhtigan uu deggen yahay, waxa uu sheegay inuu ka shallaynayo go’aankii uu ku taageeray ugu wareejiyey masuuliyadda Xisbiga Cali Waran-cadde oo isu-taagay murashaxnimada madaxweynaha ee Xisbigii UDUB, muddo laba sanno ah kaddib markii xilka wasiirnimo looga dhiibay xukuumadda Kulmiye uu ku faanay inuu gacantiisa ku burburiyey Xisbigaas.

warancadeWaxa ay ahayd muddo laba bilood ah ka hor markii Cali Waran-cadde oo ah wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Kulmiye uu warbaahinta horteeda kaga faanay in isagoo ujeeddo siyaasadeed leh uu gacantiisa ku burburiyey Xisbigii UDUB.

Haddaba, waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin koobsanaysa mowqifyadii siyaasadeed ee Cali Warancadde xilliyadii uu ahaa Xisbigii UDUB iyo Xisbiga Waddani oo uu markii dambe ku biiray ka hor intii aanu u diga-rogan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

Halkan ka daawo warbixintan oo Telefishanka STAR TV diyaariyey.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories