HomeWasiirka Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa ee Weftiga Madaxweynaha...

Wasiirka Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa ee Weftiga Madaxweynaha Iyo Masuuliyiinta Imaaraadku Ka Wada Hadleen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland,Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay midh-dhalka Safar uu Madaxweyne Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayaa ay in ka badan Todobaad ku joogeen Dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta.

Wasiirka,ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta Xidhiidhka Bulshadda Ee Facebook,waxa uu dhignaa sida tan: “Waxaa Mahad mudan Allaha S.W.T dalka nagu soo nabad celiyey aniga oo kamid ahaa wafti uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud oo maalmihii u dambeeyey safar shaqo ku joogay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Ujeedada Safarkan oo daarnaa dardar gelinta Mashaariic horay dawlada Imaaradka Carabtu u balan qaaday in ay ka caawin doonto dawlada Somaliland iyo gudbinta kuwo cusub ayaa ku soo dhamaaday guul iyo rajo iftiin badan

 

Mashaariicda ayaa awooda saarayey dhinacyada aasaasiga u ah nololsha oo ay kamid yihiin:

Biyaha, Caafimaadka, Korontada, Kaabayaasha Dhaqaalaha,gacan siinta Qaxootiga tirade badan ee Somaliland marti galisay iyo adkaynta xidhiidhka labad dal ayaa dhamaantood ahaa kuwo wax badan ka taraya hana qaadka dawlada qaan-gaadhka ah ee Somaliland

 

Waxaa xaqiiq ah maadama dunidu maanta tahay qol kaliya isla markaana ay saamayn togan iyo tabban-ba isku leeyihiin dalalka kala duwan ee dunida ku wada nooli in Somaliland dhankeeda laga caawiyo dhinacyada kala duwan ee horumarka si ay gacan buuxda beesha caalamka uugu siiso adkaynta nabadgelyada iyo iskaashiga dhaqaalaha.

 

Masuuliyiinta Imaaraadka Carabta ayaa dhankooda muujiyey sida ay uuga go’an tahay caawinta dawlada Somaliland iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in la caawiyo dal dadkiisu dhisteen isla markaana ah xaqiiq aan la qarin Karin”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories