HomeMadaxweynaha Koonfurka Afrika Oo Gacan Ka Gaystay Sidii Uu Dalkiisa Uga Dhoofi...

Madaxweynaha Koonfurka Afrika Oo Gacan Ka Gaystay Sidii Uu Dalkiisa Uga Dhoofi Lahaa Dhiggiisa Suudaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Johannesburg, (SLpost)- Saraakiil ka Tirsan Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa u sheegay  wargayska Mail & Guardian  in madaxwaynaha dalkaasi Jacop Zuma uu gacan wayn ka gaystay sidii madaxwaynaha Sudan uga dhoofi lahaa dalkaasi si aan loogu dhiibin Maxkamadda ICC.jacop and bashiir

Warbixinta ayaa sheegaysa in Madaxwayne Zuma iyo afar ka mid ah golihiisa wasiiradu ay qorsheeyeen qaab qarsoodi ah oo dalkaasi lagaga saarayo madaxwayne bashiir oo maxkamadi amartay in aanuu ka bixi karin dalkaasi.

Jacop Zuma ayaa ku guulaystay in qaabkaasi sirta ah dalkiisa  looga saaro madaxwayne Bashiir oo halkaasi kaga qayb galay shirka midawga Afrika .

Qorshaha oo ahaa mid aad u qarsoon  kamay warqabin inta badan saraakiisha dalkaasi, macluumaadka ku saabsan  meesha uu ku sugan yahay madaxwayne Al-Bashiir, arrintaasina waxaa gacan buuxda ka gaystay laamaha ammaanka madaxtooyada Koonfur Afrika.

ugu dambayntii madaxwayne Zuma iyo saraakiisha arrintaasi kala shaqaysay ayay u suuro gashay in halkaasi uu ka dhoofo  Cumar Xasan Al-bashiir oo marti ku ahaa dalkooda.

ICC ayaa ka dalbatay xukuumadda koonfur Afrika in ay xabsiga dhigaan madaxwaynaha Sudan oo booqasho ku joogay dalkooda, sidaasi awgeed  maxkamad ku taala magaalada Pretoria ayaa soo saartay amar  ka mamnuucaya AL-Bashiir inuu dalkaasi ka baxo, hase ahaatee taasi may suuro galin oo madaxwayne Cumar waxa uu ku laabtay dalkiisa.

Somalilandpost.net

Xigasho HC TV

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories