Home"Hankaygu Wuxuu Gaadhsiisan Yahay Inaan Isu Soo Taago Madaxweyne" Wasiirka Duulista

“Hankaygu Wuxuu Gaadhsiisan Yahay Inaan Isu Soo Taago Madaxweyne” Wasiirka Duulista

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inuu hankiisa gaadhsiisan yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE.Wasiirka-Duulista-Somaliland

Maxamuud Xaashi oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlayay madaarka Hargeysa ayaa tilmaamay in hankiisa siyaasaddeed yahay mustaqbalka inuu isu soo taago musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE.

Wasiirka duulista oo arrintaas ka hadlayaana waxa uu yidhi. “Siyaasadda kamaan bilaabin wasiirnimo, waxaan kazoo bilaabay meel hoose. Anigoo labaatan sanno jir oo dugsiga sare ka baxay baan ku biiray ururkii SNM, waxaanan kazoo bilaabay maamule, buurtaa dheer ee halka ugu sareysaa madaxweyne tahay halka ugu hoosaysa ayaan kazoo bilaabay maayar baan soo noqday xildhibaan baan noqday, markaa han weyn baan leeyahay, waxaan qabaa inaan hogaamin karo ummad balaadhan, inaan horumar balaadhan samayn karo, laakiin hankaygu waa mid waaqaca ka turjumaya ma lihi imikaan sharaxanahay, laakiin ma han yari.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories