HomeDhaxalkii Askariga! Qaybta 9aad

Dhaxalkii Askariga! Qaybta 9aad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Sida aynu maqaalladii hore ku soo sheegnay, mar hadaynu isla garannay in aanu gudoomiye Muuse Biixi marnaba lahayn sifooyinka hogaamineed, waxa ay su’aashu tahay, Maxaa laga filan karaa Muuse Biixi hadii uu ku guulaysto hogaaminta dalka?

Bal qiyaas, hadii diyaarad safar halis ah baxaysa loo dhiibo qof aan garanayn sida loo wado diyaaradaha, oo looga dhigo duuliye! Maxaa lag filan karaa? Halkee ayaa ay diyaaraddaasi gaadhaysaa? Rajo intee le’eg ayaa laga qabaa in ay diyaaraddaasi bad-baaddo? Ma filaysaa in qofka sidaas samaynayaa uu yahay qof miyir-qaba? Waxa hubaal ah in diyaaraddaas laga samrayo isla daqiiqadda loo dhiibo ninkaas aan garanayn sida loo wado, mana jirto wax rajo ah oo laga qabo in ay bad-baaddo!

Ujeeddada kaliya ee aan tusaalahan sare ka leeyahay waxa weeyi, hadii dalka loo dhibo qof aan hogaamintiisa u qalmin amaba aan geyin, waxa hubaal ah in aanay jirin wax rajo ah oo laga qabo in uu dalku ku sii jirayo xaaladdaas deganaanta iyo nabadda ah. Ma jirto waxa rajo ah oo laga qabo in uu sii dhisnaan doono nidaamka iyo haykalka dawladnimo. Ma jirto wax rajo ah oo laga qabo in ay dadku sii ahaadaan kuwo ku midaysan mabda’ iyo aragti. Waa diyaarad loo dhiibay nimaan garanayn, dabadeedna uu bur-buriyey!

Waxa aan leeyahay “Xorriyo ninkii geyaa ha guursado” oo aan uga jeedo, hogaaminta dalka ninkii u qalma ha loo dhiibo, oo yaan lagu habsaamin qabiilkii iyo qabyaaladdii horeba aynu ugu soo baaba’nay!

Gebo-gabo:

Si kasta oo ay ahaataba, Muuse Biixi waa aabaha dhabar-jabka iyo dhaawac ku abuuridda qarannimada Somaliland, kaasi oo aan marnaba hanan karin oo aan hogaamin karin ummaddan. Runtii waxa aan u arkayaa in la lug-gooyey Muuse, kadib markii laga dhigay musharrax u taagan jagada madaxtinimo. Muuse Biixi waa nin aan dadka midayn karin, dalka maamuli karin, maatida lagu aamini karin, mas’uuliyad loo dhiibi karin oo aan magac-xumo mooyee, maamuus inoo keeni karin.

Allaa mahad leh.

Qalinkii: Maxamed Sharma’arke (Hisoori)

Sharmaake91@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories