“Ciddi Waxba Weydiin Mayso Wasiirrada Ku Dawakhay Xilka Madaxweynuhu U Dhiibay, Waana…” Jaamac Shabeel
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge(Jaamac Shabeel),ayaa sheegay in ay lama taabtaan tahay muddo kordhinta aqalka...
Haweenku waa….….!
Haweenku waa, hoyga nolosha waa hibo Eebbe, haddana waa halganka iyo hiigsiga naftaada.Waa horumarka iyo himilada adduunka. Waa hugaad huwantahay kaa ilaaliya dabaylaha iyo...
DAAWO: Maxkamadda Laascaanood Oo Xukunno Ku Ridday Dad Lagu Eedeeyay Ka Ganacsiga Maan-dooriye
Laascaanood, (SLpost)- Maxkamadda degmada Laascaanood oo xukunno ku ridday dad lagu eedeeyay inay soo waarideen khamri. HALKAN KA DAAWO:- https://youtu.be/L-frxo1X6aM
Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Saddex Marxuum Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 12aad) – Sadaqada iyo Soonka
Sadaqadu waa qashinka ka baxa qofka ee uu ku helayo dambi dhaaf iyo naxariis, gaadhigu haddaanu saliida iska badalin noqon maayo mid raandhiis sii...
Madaxweynaha Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Baanka Adduunka
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda Baanka Aduunka oo ay hogaaminayso u qaabilsanaha arrimaha...
Ururka SOLJA Oo Daah-furay Mashaariic Lagu Horumarinayo Saxaafadda
Hargeysa, (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. HALKAN KA...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

