HomeGolaha Guurtida Oo Kusii Adkaystay Go'aankoodii Muddo Kordhinta, Waxba Ka Jiraanna Ku...

Golaha Guurtida Oo Kusii Adkaystay Go’aankoodii Muddo Kordhinta, Waxba Ka Jiraanna Ku Tilmaamay Heshiiskii Axsaabta

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa kusii adkaystay meel-marka go’aankii ay hore muddada ugu kordhiyeen xukuumadda iyo golaha wakiillada, kaasoo ay ansixiyeen bishii April.indho-indho

Af-hayeenka golaha guurtida Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) ayaa ku doodday in go’aankoodu uu ahaa mid sharci, isla markaana meel looga noqdaa aanay jirin, halka uu heshiiska axsaabta iyo xukuumadda ku tilmaamay mid siyaasaddeed oo shaqsiyaad u dhexeeyay.

“Go’aankii golaha guurtidu gaadhay ee ahaa muddo kordhinta waa sidiisii wax isbedel ah oo ku imanayaana ma jiro, go’aan distoori ah ayuu ahaa. Anagana waxa naga dardaaran ah laba bilood ayaa hadal lagu jiray waxay ahayd in shaqo badan la qabto oo diiwaangelintii la bilaabo.” ayuu yidhi Afhayeenka guurtidu.

Sidoo kale Indho-indho ayaa sheegay in go’aankooda iyo heshiiskii axsaabta iyo xukuumaddu ay kala duwan yihiin, waxaanu yidhi. “Wixii sharci ahi waa sharci , heshiiskan ay gaadheen waa mid shaqsiyaad ah sharciyad uu waafaqsan yahay ma jiro.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories