Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 21aad) Fadliga Masaajidka (2)
Waxa laga warramaa maalinta qiyaame ee bacadka la taagan yahay sidoo kale cadceedda la soo dhaweeyo illaa qof kastaa uu is moodo in foodda...
Baarlamaanka Midowga Yurub oo ka hadlay Qaabka Somaliland u Qaabishay Qaxoontiga Yemen iyo Xaqa ay u leedahay Aqoonsi ay ka hesho Beesha Caalamka
Strasbourg (SLpost)- Dood Arbacadii dorraad ka dhacday Aqalka Baarlamaanka Midowga Yurub ee magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska, ayaa lagaga hadlay Aqoonsiga Somaliland oo lagu...
Xisbiyada Mucaaradka Oo Fariin Ay Ku Tilmaameen Kama Dambays Siilaanyo U Diray
War-saxaafaddeed HESHIIS LABADA XISBI MUCAARID GADHEEN Nabadda iyo dimuqraadiyadda Somaliland waxa khatar iyo dib-u-dhac ku ah rabitaanka madaxweynaha, iyo xubno xukuumaddiisa ka tirsan oo ah in...
Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Uganda Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Kampala, (SLPost)- Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Ugandha, Amama Mbabazi ayaa la xidhay, ka dib markii lagu eedeeyay inuu abaabulay isu soo baxyo, waxaana...
Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax-dhigay Cusbitaal Dhimirka Ah Oo Laga Hirgelinayo Sallaxley
Salaxley, (SLpost)- Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) iyo haweenka ururka Gaaroodi ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay cusbitaal dhimirka ah,...
Madaxdhaqameedka Allaybaday oo Beeniyey Nin Ugaasnimo Sheegtay Beeshooda
Hargeysa, (SLpost)- Madaxdhaqameedka deegaanka Allaybaday ee Gobolka Gabiley, ayaa beeniyey inuu jiro ugaas cusub oo beeshoodu dooratay, isla markaana aanay waxba ka jirin nin...
Daawo: Baarlamaanka Yurub Oo Ka Doodday Qadiyadda Ictiraafka Somaliland
https://youtu.be/3mvEPXHlaAg Brussels, (SLpost)- Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka mid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

