HomeWasiirka Shaqada oo Hortagay Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha...

Wasiirka Shaqada oo Hortagay Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle), ayaa maanta hor-tagey guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay ku kulmeen.

 

Wasiirka ayaa abbaaro 10- kii iyo badhkii subaxnimo soo gaadhay aqalka golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay yeesheen ugu horreeyn guddida ilaalinta daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland iyo Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) kulan gaar ah,kulankan ayaa saxaafaddu dabad joog ka ahayd.

 

kulankan uu maanta Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) uu hor-tegay guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa daba socday kooxo wasiiro ah oo u ballansanaa inay hor-tagaan guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland.

 

Markii uu u dhammaaday kulankii uu maanta Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) uu hor-tegay guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa warfidiyeenada kula hadlay barxadda hore ee golaha wakiilada,waxaana uu ku gaabsaday inuu faah-faahin ka bixiyo kulankii uu maanta la yeeshay guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland.

 

Dhinaca kalena mas’uuliyiinta guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaan iyaguna dhinacooda faah-faahin dheeraad ah ka bixin waxyaabaha ay isla soo qaadeen wasiirka iyo qoddobada ay ka wada hadleen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories