Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kenya: Nin Dhowaan shaaciyey inuu Jecel yahay Curadda uu dhalay Madaxweyne Obama oo Diinta Islaamka Qaatay

Nairobi (SLpost)- Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Kenya, horaantii bishii May ee sannadkan-na shaaca ka qaaday inuu Jecel yahay Inanta Curad ee...

Cabdirashiid DAHABSHIIL oo Faahfaahiyey Doorka Shirkadaha Isu-gudbinta Lacaguhu ku Leeyihiin Horumarka

Maamulaha guud ee DAHABSHIIL oo ka qayb-galay Kulanwaynaha Caalamiga ee horumarka maalgelinta oo ku qabsoomay Addis Ababa Addis Ababa (SLpost)-  Maamulamaha guud ee shirkadda DAHABSHIIL...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 25aad) Sakaatul-fidriga

Sakaatul fidrigu waa khaladaadkii qofka ka dhacay intuu soomanaa oo laga nadiifinayo sidu Rasuulku CSW sheegay, “Sakaatul fidrigu waa qofka oo khaladaadkii iyo macsidii...

Dar ILAAHAY U Caawi Deeq Ibraahim Cawaale Oo Xannuun halis ah la il-daran

Deeq Ibraahim Cawaale waa nin dhalinyaro ah oo uu haleelay Xanuun culus, isla markaana dhibaato iyo culeys badan ku haya,waxaanay dhakhaatiirtu u sheegeen inaan...

Fu’aad Aadan Cadde oo ku geeriyooday dalka Turkiga iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Fu’aan Aadan Cadde oo maanta ku...

Ururka Talibaan Oo Soo Dhaweeyay Inay Wada-hadal La Galaan Dawladda Afganistan

Kabul, (SLpost)- Hoggaamiyaha ururka Talibaan, ee dalka Afghanistan, Mullah Omar, ayaa taageeray wada-hadalladii u dhaxeeyay dawladda iyo ururkiisa. Fariin naadir ah, ayaa hoggaamiyahan go’doonsani waxa...

“Mucaaradnimadii Waanu Ka Sifeynay Gabiley” Mustafe Shiine

Gabiley, (SLpost)- Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridka ahi aanay wax awood ah ku lahayn gobolka Gabiley, isla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img