HomeMadaxweyne Siilaanyo Oo Si Is-khilaafsan Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida Iyo Heshiiskii...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Is-khilaafsan Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida Iyo Heshiiskii Xisbiyada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

“Go’aanka Guurtidu waa sharci, waana dastuuri,waxaana la yaableh in gudoomiye C/raxmaan Ciro yidhaahdo waa sharci-daro”

“Wixii ay xisbiyadu ku heshiiyeen ee madaxweyne-xigeenku ku dhex-joogay waxay ahayd heshiis ah maslax siyaasadeed waananu u hogaansanahay”

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka isla markaana waxa uu safar ugu baxay gobolka Sanaag.Siilaanyo

Sidoo kale madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay muddo kordhintii ay guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo golaha wakiillada, taasoo uu ku tilmaamay inay mid sharci ah, waxa kale oo uu sheegay in heshiiskii xisbiyadana ay ixtiraamayaan.

“Waxaan salaan iyohambalyo u dirayaa dhamaanbulshada Somaliland meel-kastaoo ay joogaan, Salaan qiimo badan ka dib waxa maanta ii qorshaysan inaan safar kooban ugu baxo dalka gudihiisa aniga oo ka war helaya una kuurgalaya mashariic horumarineed oo ka socotameelobadan.

Indhawayd waxaa dhegahayga kusoo dhacayay mucaaradka oo ka hadlaya arimaha doorashooyinka, qaar kuhanjabayainayqarankanburburinayaaniyoqaarkahadlayago’aankiiguurtidaee ay dhawaan mudada ugu kordhiyeen,golayaasha qaranka ee dastuuriga ah.

Arimaha Doorashooyinka waxaan leeyahay anagu waanu diyaarinay wax kastaoo ay doorashooyinku u baahnaayeen, haday tahay dhaqaale, Xeerar, Komishankii maamulayey,dhamaan waa naga diyaar, waxa keliya ee hadhsani waa Xeerka golaha wakiilada oo laga sugayo Gudoomiyaha golaha wakiilada. Wax kasta oo khuseeya maamuli daari maha doorashooyinka waxaa iskaleh Komishanka doorashooyinka waana ku ixtiraamaynaa, waana kasugaynaaeedhamaanteenaan la shaqaynomarka ay diyaariyaana qofkii danaynayaa ha usoo diyaar garoobo garoonka doorashada.

Go’aanka Guurtidu waa sharci, waana dastuuri,waxaana la yaableh in gudoomiye C/raxmaan Ciro yidhaahdo waa sharci-daro, waxaana la wada ogyahay in uu isagu ku fadhiyo korodhsiimada guurtida, kuna fadhiyey 5 sanadood oo hore. Waxaa muuqata in uu Gudoomiye Ciro leeyahay kursiga aan ku fadhiyaana waa xaaraan ka uu isagu ku fadhiyaana waa xallaal iyadoo guurtidu noo wada kordhisay balse shacabku indhahooda way qaban oo dhegahoodu way qaban waxaana muuqata in hogaamiyayaasha mucaaradku kala korranyihiin, dhawaaqyada kazoo baxayana ay muujinayaan in ay qaarkood ku degdegayaan hadalo dhiifleh oo niyadjabku ah shacbiga iyo jiritaanka qaranimada Somaliland.Sharciguna maaha wax qofku sida uu jecelyahay u turjunto ee waa sharci dalku leeyahay oo dadka ka dhexeeya.

Wixii ay xisbiyadu ku heshiiyeen ee madaxweyne-xigeenku ku dhex-joogay waxay ahayd heshiis ah maslax siyaasadeed waananu u hogaansanahay, waananu ixtiraamaynaa kamanaaan bixin balse,weli lama sharciyeyn waxaananu leenahayay aynu sharciyayno,oo guurtida ka dhiraandhirino. Dawladayduwaasharci, way jirtaa waanay,jiri doontaa waxaana xilka igala wareegi doona dawlad lasoo doortay oo sharci ku timaada. Dalkana masuuliyadiisu anagay na saarantahay, Cidkasta oo sharciga gudub marta oo iska indhatirtaa waxaanu ka qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan oo aanay mahadin doonin cawaaqibkeeda.

Waxaan bulshada Somaliland kula dardaarmayaa iskuduubnida, illaalinta nabadgelyada iyo inay gacmaha isu,qabsadaan,horumarka dalka.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories