HomeObama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga...

Obama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga Mudaharaadeen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa amaanay mustaqbalka dhaqaalaha iyo ganacsiga Afrika, hadal uu ka jeediyay Nairobi, kaasoo uu ku furay shirka lixaad ee ganacsiga adduunka. “Afrika horay ayay u socotaa, dadka ayaa saboolnimada ka baxaya, mushaharka ayaa kordhaya, dadka xirfada ku shaqeeya ee mushaharkooda fiican yahay ayaa kordhay,” ayuu ka yidhi shirka ganacsiga.Obama

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhinaca kale, Madaxweyne Obama oo si wada-jir ah shir jaraa’id ula qabtay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay arrin xasaasi oo muddooyinkii u dambeeyay la isla dhexmarayay, taasoo ah inuu madaxda Kenya kala hadlayo inay isu galmoon karaan dadka isku jinsiga ahi.

Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuu arrintaas taageersan yahay, isla markaana aanu u arkin wax dembi ah.

Madaxweyne Obama Booqashadiisii ugu horaysay isagoo madaxweyne ah dalka Kenya oo aabihii u dhashay ayaa bilaabmatay Jimcihii.

Booqashada ayaa saxaafada Kenya ay ku tilmaameen mid uu imanayo gurigiisa, dad soo dhawaynayay madaxweynaha ayaa jidka saftay markuu ka imaanayay garoonka diyaaradaha.

Madaxweynaha ayaa maanta furay shirka Global Entrepreneurship ee lixaad oo ah shir ganacsi.

Booqashada Kenya ka dib, Mr Obama ayaa booqan doona Itoobiya, halkaasoo uu noqon doono Madaxweynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah ee ka hadla shirka Midowga Afrika.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories