CEERIGAABO: Madaxweynaha oo booqday Bukaanka Cisbitaalka Guud, kana qayb-galay Xaflad loo qabtay Boqolaal Arday oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Sanaag (SAWIRRO)
Ceerigaabo (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu safarkiisi gobolada bari oo galay maalintii todobaad iyaga oo ku sugan gudaha ceerigaabo...
DAAWO: Dood Kulul Oo La Xidhiidha Muddo Kordhinta Oo Dhexmartay Mucaaradka, Goleyaasha Iyo Xukuumadda
Dood kulul oo ku saabsan muddo kordhinta ay golaha guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo wakiillada ayaa dhexmartay siyaasiyiinta Mucaaradka Iyo Muxaafadka Somaliland, taasoo uu...
Bandhigga Caalamiga Ah Ee Bugaagta Hargeysa Oo Berri Furmaya Iyo Farriinta Jaamac Muuse
Hargeysa, (SLpost)- Bandhigga caalamiga ah ee bugaagta Hargeysa oo sannadkiiba hal mar la qabto ayaa barri ka furmaya caasimadda, isla markaana galay kalkiisii siddeedaad,...
Sheekh Maxamed Aadan Oo Dawladda Hoose Caasimadda Iyo Dadka Dan-yarta Ah Ee Suuqa Ku Ganacsada Talooyin Ujeediyay
Hargeysa, (SLpost)- Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland, isla markaana ah khadiibka masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ayaa...
Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Gaadhay Goobta Xudunta U Ah Somaliland
War'idaad, (SLpost)- Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga uu hogaaminayo ee socdaalka ku gaalaa bixinaya gobollada bariga dalka ayaa booqday bogcadda ama goobta kala badhka u...
Muuse Biixi oo Saluugay laba ka mid ah Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Mucaaradka iyo Jawaabta uu ka bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey Bayaan ka kooban lix qodob oo Arbacadii dorraad ay...
Cali-Guray oo Farriin Dhoola-tus ah u diray Saaxiibbadiisa Mucaaradka, hankiisa siyaasadeedna soo ban-dhigay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Cali Maxamed Yuusuf, ayaa ka hadlay sida uu aragtidiisa siyaasadeed ugu taageero ama...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

