HomeSheekh Maxamed Aadan Oo Dawladda Hoose Caasimadda Iyo Dadka Dan-yarta Ah Ee...

Sheekh Maxamed Aadan Oo Dawladda Hoose Caasimadda Iyo Dadka Dan-yarta Ah Ee Suuqa Ku Ganacsada Talooyin Ujeediyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland, isla markaana ah khadiibka masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ayaa khudbaddii maanta ee salaadda Jimcaha kaga nadaafadda iyo doorka ay nolosha bani’aadamka ku leedahaysheekh-maxamed-aadan - Copy

Sheekha Maxamed Aadan oo masaajidka uu khadiibka ka yahay ku yaallo badhtamaha suuqa weyn ee Hargeysa ayaa bulshada ku hareeraysan masjidkaas, dawladda hoose ee caasimadda iyo dawladda dhexe u diray farriimo kala duwan oo nasteex u ah guud ahaan bulshada iyo dalkaba.

Waxa uu sheekhu ku canaantay dawladda hoose iyo masuuliyiinteedaba gudasho la’aanta shaqadii loo igmaday, isagoo talooyinna usoo jeediyay dadka dan yarta ah eek u ganacsada suuqyada, kuna waayay dadweynaha inay si guud u ilaashadaan nadaafadda iyo bilicda caasimadda.

“Maayarka iyo ku-xigeenka maayarka iyo xubnaha golaha deegaanka waxaan leeyahay waa inaad ummadda u shaqaysaan oo aad shanta subaxnimo intaad mafiiqaha qaadataan aad waddooyinka xaadhaan, dadkuna markaasay idin la shaqayn doonaan, maaha inaad seexataan oo xafiisyadiinuna ay cidlo ahaadaan, isla markaana maalinta aad doontaan aad ganacsatada jiidhaan oo aad baabiisaan oo maalinta ku xigtana la idin waayo, taasi xal maaha.” ayuu  yidhi Sheeh Maxamed.

Sidoo kale waxa uu sheehu ku dardaaray dadka ku ganacsada waddooyinku inay ilaaliyaan nadaafadda iyo bilicda magaalada oo ku tilmaamay mid door weyn oo horumarineed ku leh dalka. Sidoo kalena waxa uu fariin u diray xukuumadda dhexe waxaanu kula dardaarmay inay dadka danyarta eek u ganacsada suuqyada iyo waddooyinka dhexdooda ay u dhisaan goobo ku haboon oo ganacsi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories