Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Ciise Garaad Soofe Oo Ku Geeriyooday Denmark
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Cismaan Garaad soofe oo walaalkood Marxuum Ciise Garaad...
Wasiir Xirsi Oo Jidka Ceerigaabo Ku Tilmaamay Tijaabadii Ugu Adkayd Ee Qaranku Galo
Ceerigaabo, (SLpost)- Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ah weftiga Weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee socdaalka ku maraya gobollada Barriga...
“Haddii La Doonayo Jiritaanka Jaamacadda Tallaabo Ha Laga Qaado Ninka Dhibaatada Ku Ah Ee CADAAD” Guddoomiye Gaas
Hargeysa, (SLpost)- Guddomiyaha Jaamacadda Hargeysa Prof. Cabdi Xuseen Gaas,ayaa iska difaacay eedo loo jeediyay kuna tilmaamay qaar aanay waxba ka jirin iyo gef shaqsi ah oo...
Madaxweynaha Oo Xubno Wasiirro Ah U Xilsaaray Biyo-dhaamis, Abaaro Jira Awgood
Burco, (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey...
SIDEED KU NOQONKARTAA SIYAASI GUULEESTA: 10 Points: W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail (MrBurao)
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay...
Guddoomiyihii iyo ku-xigeenkii Xoghayaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI oo xilalkii laga qaaday iyo Sababaha lala xidhiidhay
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka sare ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday Guddoomiyihii iyo xoghantii Garabka Haweenka ee Xisbiga oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

